Tuesday, April 23, 2024

(Sawirro) Maamulka G/Banaadir oo dhagax dhigay waddo si casri ah loo dhisayo

Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Warta Nabadda ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay dhismaha waddo dhirirkeedu gaaraya 700m, oo horumarta Garoonka Cayaaraha ee...

Maxay ka wada hadleen RW Khayre iyo Maamulka Shirkadda Enez (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa uga tacsiyeeyay dhibaatooyinkii Al-shabaab u geysatay...

Dagaal goor dhow ka bilowday Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa goor dhow salaadii casir ka hor waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaaray labo ciidan oo iska soo horjeeda. Wararka ayaa sheegaya...

Dowlad Afrikaan ah oo Somalia keentay ciidamadii sugi lahaa doorashada 2021 (Sawirro)

Dowlada Nigeria ayaa u soo dirtay magaalada Muqdisho ciidamo Boolis ah oo ka mid noqonaya AMISOM kuwaasoo la sheegay iney ka qeyb qaadanayaan ilaalinta...

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci khuseeya Ciidanka Xoogga dalka (Sawirro)

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Kulankii 31aad ee Kalfadhiga 6aad ee...

Booliska Puntland oo laga xil wareejiyey amniga Garowe iyo sababta keentay (Akhriso)

Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in amniga magaalada Garoowe si ku meel gaar ah looga wareejiyay ciidanka Booliiska, wixii hadda ka dambeeyana...

(Sawirro) RW Khayre oo booqday Injineeradii Turkiga ee ku dhaawacmay qaraxii Afgooye

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee...

Muxuu taliyaha Ciidanka lugta ku soo arkay furumaha dagaalka Sh/hoose? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku...

(Sawirro) Madaxweynaha K/Galbeed oo la dardaarmay Boolis la geynayo Sh/hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan dardaaran ah la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah Dowlad Goboleedka...

Ciidanka Danab oo sheegay iney howlgal ku dileen toban ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka kumaandoska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa si wadajir ah howlgal uga fuliyey qeybo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaano...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs