Tuesday, September 27, 2022

Qaraxyo lagu weeraray Ciidamada AMISOM oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Waxaa saakay qaraxyo miino lagu weeraray kolonyo gaadiid  ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa laamiga Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Isgooska SOS...

Sargaal katirsan Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ku sifeeyay Doofaar oo kale !!!

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa...

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in ay la jirto Boqortooyada Sacuudiga 

Waxaa meel xun gaaray xiriirkii Diblumaasi iyo midkii ganacsi ee u dhaxeeyay Dowladaha Sacuudiga iyo Canada, kadib markii dowlada Canada ku cambaareesay Sacuudiga dad...

Haddii Malaay-mileeydu noqon lahaayeen Shaqaalaha ugu Mushaharka badan!

Kuma deel-qaafin ereyga Malaay-mileey. Sida aan ugu dhawaaqno ayaan u dhigay. Waayo innaga oo heli karna inaan magacii ku habboonaa u bixino ayaan dooranay...

Dacwad culus oo laga gudbiyey Safaarada Somalia ee dalka Sudan & RW Khayre oo...

Ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Sudan ayaa dacwad kulul oo ka dhan ah Mauuliyiinta safaarada Somalia ee Khartuum u gudbiyey Raisul wasaare...

Kulan Khartuum ku dhexmaray Ra’isul Wasaare Khayre & Madaxweyne Al-Bashiir (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ah oo...

Saraakiishii ugu horeysay ee ciidamada oo ka qelin jebiyey Saldhiga Turkiga (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen cutubyo ka tirsan ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

C/raxmaan Xuseen Wardheere oo Al-Shabaab ay ugu yeeri jireen Bilaal ayaa sheegay inuu muddo 12 sano ka mid ahaa kooxdaas. Inta badan dhalinyaradda iyo saraakiisha...

Dekadda Muqdisho oo la shaaciyay in ay shaqeeneyso Habeen iyo Maalin (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu danbeeyay ee looga hadlayay qorshaha horumarinta shaqada dekadda...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan (Daawo...

Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan la qaatay kulan diiradda lagu saaray...

News in English

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring the strongest emotions and widely broadening the political...

Xulka Allbanaadir