Thursday, March 28, 2024

Wasiir Bayle oo kulan la qaatay wafdi uu horkacayo Mr. Sam Sikwe (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga Horumarinta Afrika. Xubnaha wafdigan ka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka. Guddigan ayaa ka shaqeyn doona sidii...

Iran oo oo durba Magacawday Badalka Taliyihii la dilay iyo dagaal laga cabsi qabo

Diyaarad dagaal oo Mareykanka leeyahay ayaa saakay aroor hore duqeyn dhanka cirka ah ay ka fulisay Bagdaad waxa ay ku dishay Madaxii Ciidamada xulka...

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa caawa wax yar ka hor saqdii dhexe laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabada (Ex-Wardhiigley) Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta ee dowlada Somalia...

Xaaf oo ka baxay heshiiskii uu la galay DF, War cusubna soo saaray (Akhriso)

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka soo horjeestay qaabka ay dowlada federaalku...

(Akhriso) Golaha amaanka ee QM oo War kulul ka soo saaray qaraxii Ex-control Afgooye

WAR-SAXAAFADEED Xubnaha Golaha Amaanku waxay sida ugu kulul u cambaaraynayaan weerarkii argagixiso ee 28kii Disembar 2019 ka dhacay isgoyska Ex-control Afgoye ee Muqdisho, halkaas oo...

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka jawaabtay qoraalkii NISA ee weerarkii Ex-Control (Akhriso)

War-saxaafadeed ay caawa soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran ayaalooga hadlay qoraalkii ay heyadda NISA soo saartay 30-kii December ee sanadkii hore, kaasoo lagu sheegay...

Xog cusub oo laga helay Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase) oo dil ku xukuman

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa nin shalay ay maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo lagu helay inuu ka tirsan...

Golaha Wasiirada Sacuudiga oo War ka soo saaray qaraxii lagu hoobtay ee Ex-control

Golaha Wasiiradda Boqortooda Sacuudiga oo kulan ku yeeshay magaalada Jeddah ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Muqdisho 28kii...

Fiqi oo wax lala yaabo ku tilmaamay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta DF

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa dhaliilay qoraal maanta ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Somalia oo ku socday Hay'adaha Bisha...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs