Friday, March 29, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin laga siiyey olole ka socda Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan...

Cumar Filish oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo & Jidad ku yaalla Muqdisho...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa kormeer shaqo oo kadis ah ku tagay Xarumaha degmooyinka Xamar Weyne, Yaaqshid,...

Cali Mahdi: “Beesha Mudulood wax aysan rabin Soomaaliya lagama sameyn karo”

Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Mudulood aysan aheyn qabiil ee ay noqotay qowmiyad...

Ma dhab baa in dad looga shakiyey cudurka Coronavirus lagu fasaxay Muqdisho?

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dad qaba cudurka Coronavirus oo ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde lagu soo fasaxay...

Dal ka tirsan caalamka oo sanadkii 2019 lagu dilay dad ku dhow 3,500 oo...

Colaadda dalka Afghanistan ayaa waxaa ku dhintay 3,400 oo qof waxaana ku dhaawacmay 7 kun oo kale sanadkii aynu ka soo gudubnay ee 2019...

Dal carbeed oo dhoofsaday kumanaan ka mid ah Geella lagu laynayo Australia

Dekedda Magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa laga daadgureeyay ilaa 3,000 oo Geel ah kaddib markii madaafiic lagu weeraray dekedda, iyadoo geelan  laga soo...

(Akhriso) Amar cusub oo lagu soo rogay Dalladaha Waxbarashada & Iskuulada dalka

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Dalladaha Waxbarashada, Maamul goboleedyadda iyo Dugsiyadda waxbarashada dalka Qoraal kasoo...

Ma ku saxnaa Farmaajo xilka ka qaadista Sarkaal labo cisho ka hor iscasilay?

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia, si weyna u dhaliila hab dhaqanka madaxda dalka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay qaabka Madaxweyne...

Duqa Muqdisho oo amar & ganaax wada socda ku soo rogay Maamulada degmooyinka

Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar shirkaan ayaa waxaa shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...

(Daawo) Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga doorashooyinka heer Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal oo ay hore u soo ansixiyeen Golaha...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs