Thursday, April 25, 2024

DF oo diyaarisay dhaqaale lagula tacaalo Coronavirus & Goobaha Waxbarashada oo la xirayo

Ra’iisul Wasaaaraha Jamahuuriyadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in  dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah u qoondeysay...

Ha’yadda Caafimaadka Adduunka oo War cusub ka soo saartay xanuunka Coronavirus

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ayaa ugu baaqday dalalka caalamka inay baaraan qof kasta oo looga shakiya feyraska Corona si loo xakameeyo cudurka Corona. Waxaa jiraa walaac...

Saraakiil ka soo laabatay dalka Talyaaniga oo lagu karantiilay Magaalada Muqdisho

Afar Soomaali ah oo la sheegay inay yihiin saraakiil tababar loogu diray dalka Talyaaniga oo ka soo degay Garoonka Muqdisho. Talyaaniga ayaa ka mid ah...

(Sawirro) Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Guddi u Magacaabay ka hortaga cudurka Coronavirus

Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association) ayaa iskugu yimid gelinkii dambe ee shalay kulan deg deg ah oo looga arinsanayey sidii dhaqaatiirtu ay kaalintooda...

Dilal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa duhurnimadii maanta xaafada Sanca ee degmada Kaaraan waxa ay gaadmo ku dileen labo askari oo katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa ku...

Itoobiya oo laga helay kiisas cusub oo la xiriira Cudurka Coronavirus

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in tirada kiisaska Coronavirus (COVID-19) ee laga helay dalkaas ay korortay Waxaana maanta la helay 3 kiis oo cusub. Wasiirka Caafimaadka...

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo soo saaray amar saameynaya Madaxdii hore (Akhriso)

Taliyaha Xoogga dalka Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge ayaa soo saaray warqad lagu amarayo joojinta shaqooyinka leexsan ee CXD, kuwaasoo ah Askarta sida gaarka...

NISA oo War cusub ka soo saartay khilaafka A-Shabaab & Saraakiil gadooday

Taliska ciidanka nabad sugida Qaranka ayaa soo sheegay inuu sii xoogeystay khilaaf xoogan oo ka dhex jiray hogaanka sare ee Al-shabaab. "Horjoogaha Maafiyada Al-Shabaab Axmed...

Axmed Madoobe oo gaaray Afmadow, lana kulmay taliye Mahad Islaam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha waxaa waxaa safarkan ku wehelinaya qaar kamid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs