Tuesday, April 23, 2024

DF oo shaacisay fariimo loogu talo galay dadka ka soo gudbaya xuduudaha dalka (Akhriso)

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buishada ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay kusoo jeedisay tallaabooyin ay ku baaqeyso inay qaadaan dadka soo galaya xuduudaha...

Wasaaradda amniga Somalia oo qoraal cusub ka soo saartay arrinta Shiikh Shariif (Akhriso)

Wasaaradda amniga Xukuumada Somalia ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in hay'adaha amaanka dalku abaabuleen weerar lagu qaado hoyga Madaxweynihii hore ee...

(Sawirro) Dib u dhac ku yimid Ciyaarihii Olymbikada Adduunka ee sanadkan

Ra'iisul wasaaraha Japan, Shinzo Abe ayaa ka sheegay in guddiga ciyaaraha Olimbikada uu ka dalbaday in muddo sannad ah dib loo dhigo tartanka ciyaarahan. Tartankan...

Madasha Xisbiyada Qaran: “DF waxay ciidamo dul dejisay hoyga Shiikh Shariif” (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku dhaleeceysay isku day u muuqday weerar gaadmo ah oo Ciidamo hubeysan ay ku...

Wasiir Ducaale oo si kulul uga hadlay Wararka sheegaya in ciidamo la dhigay hoyga...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si kulul u beeniyay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegayay in dowlada Somalia ay Ciidamo...

Ciidamada Danab oo shaaciyey iney gacanta ku dhigeen Ibraahim Maxamed Rooble

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumada Somalia ayaa lagu xaqiijiyay in 23-kii Maarso 2020 ay ciidamada DANAB gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo...

Soomaalidii ugu badneyd oo Coronavirus ugu geeriyootay dalka Sweden

Ugu yaraan lix Soomaali ah ayaa ka mid noqotay 15 ruux oo dalka Swdeden ugu geeriyooday saacadihii la soo dhaafay cudurka Coronavirus sida ay...

Madaxweyne ku-xigeenka Sudan Riek Machar oo qaabilay danjiraha Somalia (Sawirro)

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan Ambassador Xuseen Xaaji Axmed ayaa magaalada Jubba ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay madaxweyne ku xigeenka koowaad...

Mahad Salaad: “Farmaajo & Khayre taariikh madow ayay u horseedeen Soomaaliya”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa dhaliilay go'aanka dhexdhexaadnimada ah ee madaxda DF ka qaateen khilaafka ka dhex aloosan dalalka Masar...

Maqaayadaha Muqdisho oo maalmahan Suuq fiican helay & Sababta ka dambeysa

Gabi ahaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaan ka soo dagin maalmihii la soo dhaafay dayuuradihii Qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ka dib markii dowlada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs