Monday, August 15, 2022

Booliis Dabin cajiib ah u dhigay kooxo burcad ah (Daawo Sawirada)

Ciidamo katirsan booliiska dalka Mareykanka ayaa dabin cajiib ah waxa ay u dhigeen kooxo burcad ah oo kunool xaafad ay degan yihiin dadka Sabool...

Waa yaabee Waaya joogii hore Maxaa loo hilmaamay ?

Wiil ayaa guri la soo degey Aabihiis, Wiilku waa shaqaale dowlo, Habeenkii ayuu soo hoydaa, Aabuhu salaadda subax waxa uu aadaa Masjidka, Wiilkii ayaa...

Aqoon-isweydaarsi looga hadlay horumarinta xirfadleyda Caafimaadka oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa shalay gelinkii lagu qabtay magaalada Muqdisho aqoon-isweydaarsi hal maalin socday oo ku saabsanaa barashada qorsheynta Maamulka iyo istiraatijiyada ganacsiga goobaha caafimaadka ee gaarka...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay barnaamijka Is-Xilqaan ee dalka lagu dhisayo (Daawo Sawirro)

Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu qeyb ka yahay Barnaamijka Is-xilqaan...

Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay Magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa caawa suuqaas dil ugu geysatay nin shacab ahaa. Warka ayaa...

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo u jawaabay sarkaal Ugandhes ah oo Somalia ku sifeeyey...

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay Colonel Ka tirsan AMISOM oo uu ugu gefay sharafta ciidamada xoogga dalka. Wargeyska Foreign...

Eng. Yariisow oo balan-qaad u sameeyey Adeegga gurmadka deg deg ah ee ambalaasta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Gaadiidka Gurmadka Caafimaadka ee Aamin Ambalaas Dr....

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Dalka (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha...

R/Wasaare Kheyre oo Shaqo joojin ku sameeyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada A/Dibadda

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad...

Xukun Adag oo lagu riday Askar dhac u geesatay Shirkada Hormuud (Daawo Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqday dacwada xukun ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayasha kala ah Dable Xoogga C/kariim Muuse Muxudiin 22-jira,dable Xoogga Aweys Faarax...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir