Thursday, April 25, 2024

(Akhriso) Dacwad ka dhan ah Taliyaha NISA oo loo gudbiyey Madaxweyne Farmaajo

Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin u gudbiyey Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo...

Raisul Wasaare Khayre oo Magacaabay Guddi gurmad oo 8 Wasiir ka kooban (Magacyada)

Ra’iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay in ay u gurmadaan dadka dhibaatadda ay kasoo gaartay daadadkii kusoo...

Nin qarax ka geysan rabay Muqdisho oo la toogtay & qof rayid ah oo...

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Macmacaanka ee Degmada Dharkeynley ku dishay nin rayid ah. Marxuumka la dilay oo...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay heshiiskii Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xiddig

 Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa soo soo dhoweeyey wada-hadalladii maamulka Jubaland iyo Golaha Isbadal doonka Jubaland, ee hogaamiyey heshiis dib-u-heshiisiin oo ay kala...

Mid ka mid ah Gudoomiye ku-xigeenada cusub ee G/Banaadir oo xilka la wareegay (Sawirro)

Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi ayaa xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Aadan Shiikh Cali Fiidow. Munaasabada xil...

Askarigii ugu horeeyey ee ka tirsan ciidanka AMISOM oo laga helay COVID-19

Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Uganda, kana howlgala Soomaaliya ayaa la sheegay in laga helay xanuunka COVID-19 oo haatan dhibaatooyin...

Soomaaliya: Tirada Dadka laga helay cudurka Coronaviris oo sare u kacday

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo...

(Sawirro) Deni oo booqday daadadkii Qardho, baaqna u diray DF & beesha caalamka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay...

Maxaa ka jira in 24 saac gudahood ay boqol qof Muqdisho ugu geeriyootay COVID-19?

Waxaa sii koordhaya walaaca laga qabo xaalada Cudurka Coronavirus ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay sii kordheen kiisaska cusub iyo dadka u dhimanaya...

Weriye caan ah oo caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus

Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha u shaqeeya Warbaahinta Dowladda iyo Soo-saaraha Barnaamijka Gungaar ayaa caawa shaaciyey in laga helay cudurka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs