Tuesday, August 9, 2022

Afar qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dabley hubeysan ayaa la soo sheegayaa iney galabta ku dileen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho afar qof. Falkan ayaa ka dhacay xaafada Jamhuuriya oo ka...

Akhriso: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ee Shiinaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Shuyuuciga Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa, Madaxweynaha Rwanda isla markaana...

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey degmada H/wadaag

Kooxda Al-shabaab ayaa shaacisay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo ninkii maalmo ka hor qaraxa ismiidaaminta ah ka fuliyey xarunta degmada Howlwadaag ee...

Isbitaalka Indhaha Al-Nuur oo fuliyey Mashruuc bilaash Indhaha loogu fiiqay kun qof (Daawo Sawirro)

Xarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday howlo isugu jira, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo...

Kooxo hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa la sheegay iney labo qof dil iyo dhaawac ugu geysteen agagaarka xarunta Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho. Labada qof ee dilka iyo...

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Afrika

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo...

Nadaafad ka bilaabatay Xaruntii degmada H/wadaag ee qaraxa lagu burburiyey (Daawo Sawirro)

Howlo nadaafadeed ayaa ka bilowday xarunta degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho oo shalay uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabo...

Ciidamada Nabad sugida Somalia & hubkooda oo si rasmi ah loogu wareejiyey Booliska (Akhriso)

Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga...

Waa Maxay faa’iidada ugu jirta dowlada Somalia qorshaha ay maanta ansixisay EU? (Daawo Sawirro)

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shir guddoominayay Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo looga hadlayay qorshaha...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Madasha sare ee Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Daawo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir