Friday, August 19, 2022

Dil qorsheysan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah ayaa maanta lagu dilay qeybta khudaarta ee Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho. Dilkan ayey dad goob joogayaal ah sheegeen iney ka dambeeyeen kooxo...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Addis ababa iyo xog ku aadan ujeedada socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka...

Ciidanka gaarka ah ee NISA oo howlgal uu dhiig ku daatay xalay ka fuliyey...

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA  ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose kaasoo la sheegay in...

Kulan looga hadlayay Qorshaha yaraynta faqriga oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee arrimaha bulshada (Tubta Arrimaha Bulshada) oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha yaraynta faqriga iyo...

Hanti dhowrka Qaranka oo ka jawaabay eedeymo kaga yimid Madaxda dowlad goboleedyada

Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa iska fogeeyay eedeymo uga yimid madaxda Maamul goboleedyada iyo xildhibaanada qaar, isagoo sheegay inay ka madax banaan yihiin...

Nin 60 jir ah oo lagu dilay agagaarka Suuqa Bakaaraha & faahfaahino ka soo...

Agagaarka qeybta Khudaarta ee Suuqa Bakaaraha oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa kooxo ku hubeysnaa bastoolado waxay ku dileen nin da’...

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo lagu weeraray duleedka Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho Qarax miino ayaa maanta halkaas lagula beegsaday gaadiid ay la...

Qorshe lagu xoojinayo amniga xarumaha degmooyinka oo ka bilowday Muqdisho

Dowladda Somalia ayaa xoojisay Amniga xarumaha degmooyinka gobolka Banaadir ka dib markii kooxda Al-Shabaab ay bilowday qorshe ay ku beegsaneyso xarumahan Talaabadan ayaa timid ka...

In ka badan 2,500 oo arday oo fariisatay imtixaanka qabuulka ee Jaamacada Soomaaliya (Daawo...

Waxaa Xarumaha Jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho & deegaanka Ceelasha Biyaha ee dagmada Lafoole ka bilowday imtixaanka ogolaanshaha ee Jaamacada Soomaaliya sanad dugsiyeedka 2018-2019...

Booliiska oo shaaciyay in Muqdisho ku dileen sargaal katirsanaa Al Shabaab (Akhriso Magaca)

Howlgal ciidanka booliiska Soomaaliya ka fuliyeen xaafad katirsan Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay ku dileen sargaal katirsanaa Amniyaadka Al...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir