Thursday, March 28, 2024

Saacadaha Bandowgii Muqdisho oo la kordhiyey & amaro cusub oo soo baxay

Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga soo horumariyay xilligii hore....

Gudoomiye Filish oo xariga ka jaray Suuqa casriga ah ee HAYAT Market (Sawirro)

Waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho laga furay Super Market ka mid ah kuwa ugu waaweyn dalka, iyadoo xarigana uu ka jaray Guddoomiyaha...

COVID-19: Dowlada Somalia oo soo saartay go’aanno ku socda Masaajidada (Akhriso)

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saartay go’aanno la xiriira Coronavirus oo ku socda Masaajidda ku yaalla dalka. Qoraal ka soo baxay wasaarada...

Maamulka K/Galbeed oo ka hadlay sababta loo xiray weriyihii Idaacadda VOA-da

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa shaaciyey sababtii loo xiray weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo Idaacada VOA magaalada Baydhabo iyo...

Abwaan ka tirsanaa kooxda Heegan oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Abwaan ka tirsanaa Kooxda Hobollada Qaranka, gaar ahaan kooxda ciidamada Booliska ee Heegan ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho Koox Bastoolado ku hubeysnaa ayaa galabta weerar...

Qof ka mid ahaa dad loo karantiilay cudurka COVID-19 oo ku geeriyooday Garoowe

Guddiga ka hortaga cudurka Coronavirus ee maamulka Puntland ayaa sheegay in mid kamid ah dadkii ku jiray xarunta karantiilka uu geeriyooday, iyadoo aysan weli...

Dadkii ugu tirada badnaa oo maanta Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus

Dowlada Somalia ayaa caawa shaacisay tirada dadkii ugu badnaa ee cudurka Coronavirus ugu geeriyootay magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay. Qoraal ka soo...

Dowlada Somalia oo shaacisay qalab casri ah oo lagu kordhiyey Isbitaalka Martiini

Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo baahnaa u dhammeystirtay...

Go’aan dhowaan ka soo baxay gudoonka labada Aqal ee Baarlamanka oo la dhaliilay

Gudoomiyeyaasha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliyeed waxay si wadajira u go'aamiyeen in goleyaashu xiran yihiin, taas oo la macno ah in goleyaashaas la kala...

Haweeney ajnabi ah oo weerar Mindi ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed

Muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Salaad, ayaa saacado ka hor lagu dilay xaafadda Elsies River oo ka tirsan magaalada Cape Town ee...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs