Tuesday, July 5, 2022

Xaguu ku dambeeyay Amarkii Duqa Muqdisho ee ku aadanaa in la baneeyo Dhulka Jardiinooyinka Muqdisho...

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa 3-dii bishii July ee sanadkan soo saaray wareegto uu ku baabi'iyay...

Hal Milyan oo Muslimiin ah oo ku xir xiran Mid kamid ah Wadamada Caalamka

Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan xaquuqda bini'aadamka ayaa sheegtay in dalka Shiinaha siyaabo qaldan ugu xiran yihiin dad gaaraya Hal Milyan qof oo katirsan...

Masuul katirsan Wasaarada Maaliyada oo mudo isbuuc ah ku xiran Muqdisho 

Magaalada Muqdisho waxaa mudo isbuuc ah ku xiran C/shakuur Aadan Maxamuud oo katirsan Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya gaar ahaan qeybta qandaraasyada ee Wasaarada. Masuulkan katirsanaa Wasaarada Maaliyada...

Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Eritrea Cusmaan Saalax. Wafdigan ka socday dowlada...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Digniin adag u diray Wasiirada iyo Masuuliyiinta kale ee dowlada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Golaha Wasiirada iyo masuuliyiita kale ee dowlada katirsan uga digay in ay sameeyaan Musuq maasuq iyo...

RW Khayre oo kun dhallinyaro Soomaaliyed u ballan-qaaday Shaqooyin (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo caawa Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000...

Cilad bixin lagu bilaabay nalalka cadceeda ku shaqeeya ee Jidadka Muqdisho (Daawo Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa bilaabay howlo lagu dayactirayo nalalka cadceeda ku shaqeeya ee laga hirgeliyey inta badan jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Talaabadan ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah dhalinyarada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisuna ay diyaar...

Amaro cusub oo lagu soo rogay gaadiidka xamuulka ka soo qaada dekeda Muqdisho

Ka dib markii si rasmi ah xalay loo furay in Dekadda Magaaladda Muqdisho markii ugu horreysay burburkii kadib ay si toos ah u shaqeyso...

Nin hubeesan oo dilay askari katirsan ciidanka Dowlada oo isna lagu dilay Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya goordhaw magaalada Muqdisho ku dileen nin hubeesan oo la sheegay...

News in English

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the Norwegian Refugee Council’s Secretary...

Xulka Allbanaadir