Thursday, August 11, 2022

Gudiga doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo Dhuusamareeb looga dhawaaqay (Sawirro)

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa manta kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug kaasoo looga dooday Mooshinka laga keenay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas Maxamed...

Aqalka Sare oo wafdi dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii ugu horeeyey

Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo...

Xildhibaan Boorow oo gacanta bidix ku waayey qaraxii xalay & RW khayre oo booqday...

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha baarlamanka Maxamed Shiikh Mursal ayaa Isbitaalka ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay dhaawac...

Amar cusub oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ku soo qabteen qaar ka...

Jaamacadda Jazeera oo xaflad soo dhawayn ah u samayay arday cusub (Daawo Sawirada)

Maamulka Jaamacadda Jazeera ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay u samayay ardayda cusub ee soo dooratay sanadkaan Jaamacadda, iyadoona munaasabadaan ay...

Qarax uu ku dhaawacmay Xildhibaan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & darawalkiisa oo...

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ku dhaawacmay Qarax gaarigiisa loogu xiray oo goor dhow oo caawa ah ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan...

Dil argagax leh oo ka dhacay xaafad katirsan magaalada Muqdisho

Dil dad badan ay ka argagaxeen ayaa ka dhacay xaafada Towfiiq ee degmada Yaqshiid, waxaana dilkaasi la sheegay in nin kamid ahaa dadka deegaanka ...

Dagaal Khasaaro geestay oo Muqdisho ka dhacay iyo faah faahino kasoo baxaya

Dagaal khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac dhaliyay oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan Booliiska iyo Milatariga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka...

Maxkamada Ciidamada oo Xukuno kala duwan ku riday Eedeesanayaal (Daawo Sawirada)

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukuno adag oo xabsi ah waxa ay ku riday shan dagaalyahan oo katirsan kooxda Al Shabaab...

Gudoomiyihii hore ee Bankiga Dhaxe oo geeriyooday iyo Tacsi loo dirayo Eheladiisa

Sarakiishii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxay tacsi u dirayaan Xaaska iyo ubadka uu ka geeriyooday Marxuum DR. CUMAR AXMED CUMAR oo ahaan...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir