Friday, March 29, 2024

Beesha Caalamka oo War cusub ka soo saartay doorahooyinka Somalia (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la soo bandhigay 27ka bisha Janaayo....

Wasiirka A/dibeda Somalia oo Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Itoobiya (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada Addis...

Dibed-bax lagu taageerayey metelaada G/Banaadir oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay banaanbax ballaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho. Dibed-baxan oo...

Janan oo ku dhawaaqay dagaal, digniin culusna siiyey shacabka Belad-xaawo

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka dhawaajiyay ineysan u dulqaadan doonin wixii ka dhacay Beledxaawo isla markaana ay tallaabo qaadi doonaan. Janan ayaa ku...

DF oo sheegtay iney kalsoonidii kala noqotay ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay lumisay kalsoonidii ay ku qabtay Ciidanka Kenya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka ah ciidamo Midowga Afrika ee...

Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo saaka la xiray iyo sababta ka dambeysa

Banaanbax lagu taageerayo go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ku ansixiyay in gobolka Banaadir uu 13 kursi ku yeesho mataalada Aqalka Sare ayaa ka...

Dibed-bax weyn oo Muqdisho laga qaban-qaabinayo & Maamulada degmooyinka oo la wargeliyey

Magaalada Muqdisho waxaa caawa laga dareemayaa qaban-qaabada dibed-bax balaaran oo beri la filayo in lagu qabto magaalada, kaasoo lagu taageerayo talaabadii uu Madaxweynaha Somalia...

Madaxweyne Biden oo ka laabtay talaabo uu Trump ka qaaday reer Falastiin

Falastiin ayaa Arbacadii soo dhoweeyey go’aanka maamulka cusub ee Mareykanka uu dib ugu furayo xafiisyada ururka xoreynta Falastiin ee PLO uu ku lahaa Washington,...

Jabuuti oo jawaab ka bixisay eedeyntii kaga timid dhigeeda Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabtay eedeymihii Somalia u jeedisay guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee loo saaray dacwadii Soomaaliya ka gudbisay Kenya. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs