Saturday, April 20, 2024

Madaxweyne Geelle: “Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala kaxeyn karta ma jirto”

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay dhaleeceyn uga timid dhinaca xkuumadda federaalka...

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay dad hor leh oo laga helay COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa shaacisay baaritaanki 24-kii saac ee ugu dambeeyey la sameeyey in 117 qof laga helay fayraska karoona. Waxay Wasaarada sheegtay 117...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo kasoo laabtay tababar ay ku soo qaateen Turkiga (Sawirro)

Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandoska Gorgor ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar sare ku soo  qaatey dalka Turkiga ayaa soo...

Muuse Biixi: “Shacabka Muqdisho waa dad afduuban oo sidii la rabo laga yeesho”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadle ah ka hor jeediyey golaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo dhowr ah, isagoo soo hadal...

Nooca cusub oo cudurka Covid-19 oo la shaaciyey inuu Somalia soo galay

Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka cudurka Karoona xilli cudurka uu kusoo laba kacleeyay halkaas. Wasiirka...

Marwada Koowaad ee dalka oo fariin muhiim ah u dirtay haweenka Soomaaliyed

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da  Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay...

Jen. Odowaa oo sheegay in howlgal qorsheysan lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen degaanka Baloow ee gobolka shabeellada Hoose waxay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha ciidanka ee...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo amar & digniin adag u diray shacabka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu faray bulshada Caadimadda in ay...

Wafdiga DF uga qeyb galaya dacwada Badda oo saaka u ambabaxay Heague

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya  kuwaasoo oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya ee taalla Maxkamada ICJ ayaa saaka ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs