Thursday, October 21, 2021

Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay rag afduub geestay (Daawo Sawirro)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ilmo yar kasoo afduubteen...

Generaal Cabdalla Cabdalla oo laga saaray Xubinimadii Hay’adda NISA

Qoraal lagu baahiyay bog Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku leeyahay Twitterka ayaa lagu shaaciyay in Taliye kuxigeenkii hore ee Hay'ada NISA Generaal...

Maamulka G/Banaadir oo lacago kusoo rogay Jaamacadaha iyo Wasaarad arintaasi kahor timid

Maamulka gobolka Banaadir ayaa lacago ay ku sheegeen diiwaan galin waxa ay kusoo rogeen Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho, waxaana lacagahan gobolka soo rogeen kahor...

Ciidamada Maraykanka oo doon hub siday ka qabtay meel ku dhow Xeebaha Somalia (Sawirro)

Ciidamada badda Mareykanka ayaa sheegey inay ku qabteen oo ay ka hortageen hub gacanta Cadan oo ku dhow xeebaha Somalia, xilli ay dagaallo ka...

Madaxweyne Farmaajo oo wadahadallo la yeeshay dhigiisa Shiinaha Xi Jinping (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin...

Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Benadir oo u dabaaldegtay Sannad guuradeedii 10aad (Daawo Sawirro)

Kulliyadda cilmiga Beeraha oo ka mid ah 12-ka kuliyadood ee  Jaamacadda Benadir ayaa u dabaaldegtay sanadguuradii 10aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay,...

Ra’isul wasaare Khayre oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booqday Hoygiisa Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay dalka dib...

Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM oo qof shacab ah dilay

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa goordhaw lala eegtay kolonyo gaadiid ah ay wateen Ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa Xaafada Suuqa...

Kheyre oo Shaaciyay cida dhiseysa Garoonka Muqdisho Stadium (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ballan qaaday in garoonka ciyaaraha Muqdisho lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan oo ay xukuumaddu ugu...

Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo sameenaysa Qaliino iyo Daaweyn kala duwan oo Muqdisho timid

Isbitaalka Daaru Sihha ee magaalada Muqdisho waxaa beri oo Jimco ah imaanaya Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Hindiya oo sameenaya qaliino loo isticmaalayo qalabka leesarka...

News in English

The Ballot or the Bullet: The Case of the Somali region

Ethiopia is notorious with authoritarian rulers who isomorphically mimic their predecessors with iron fist rule. Ethiopia as a hegemonic state in the region has...

Xulka Allbanaadir