Thursday, April 25, 2024

(Sawirro) Wafdiga Somalia ku metelaya dacwada badda oo galay Maxkamada ICJ

Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi...

(Sawirro) Madaxweyne Geelle & Marwadiisa oo qaatay talaalka cusub ee COVID-19

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xaaskiisa Khadra Maxamuud Xayd ayaa maanta qaatey tallaalka cudurka COVID-19. Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa sheegtay in tallaalkii...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Wasiir Caafimaad oo xilka iskaga casilay bukaano u geeriyooday Ogsijiin la’aan

Wasiirka caafimaadka dalka JordanNathir Obeidat  ayaa maanta iscasilay kadib markii dhowr qof ay COVID-19 ugu geeriyoodeen Oxygen la’aan. Arrintan ayaa ka dhacday isbitaal ku yaala...

Dowlada Somalia oo wada dedaal dalka loogu soo celinayo boqolaal Qaxooti ah

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti oo Soomaali ah dalkooda hooyo dib loogu soo celin doono dhammaadka bishan Maarso. Cabdullaahi...

Faahfaahin: Qarax caawa ka dhacay Muqdisho iyo Sarkaal lala beegsaday

Qarax xooggan ayaa ka dhacay caawa fiidnimadii magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waaberi sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Qaraxan oo loo...

Tirada dadka Somalia ugu dhimanaya cudurka COVID-19 oo sii kordhaysa

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 126 xaalado cusub oo COVID-19...

(Sawirro) Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo ugu dambeyn lagu aasay Muqdisho

Meydka Madaxweynihii hore ee Somalia Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo saaka laga soo dejiyey garoonka Aadan cadde ayaa ugu dambeyn lagu aasay qeybta dambe...

Meydka Madaxweynihii hore ee Somalia oo Janaaso lagu tukaday (Daawo Sawirro)

Meydka Madaxweynihii hore ee Somalia Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo saaka laga soo dejiyey garoonka Aadan cadde ayaa lagu tukaday salaada Janaasada. Tukashada janaasada ayaa...

Midowga Yurub oo hakiyey dhaqaalihii uu tooska u siin jiray dowlada Somalia

Sida uu daabacay Wargeyska dhaqaalaha ka faallooda ee The Economist Midowga Yurub ayaa jaray si KMG ah dhaqaalihii tooska ahaa ee uu siin jiray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs