Friday, March 29, 2024

Maxaa ka soo baxay kulankii xalay dhexmaray Qoorqoor, Guudlaawe iyo Musharaxiinta?

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan Kulan ay xalay Muqdisho ku yeesheen Madaxda dowlad goboleed Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor...

Dowlada Maraykanka oo cuno-qabateyn cusub ku soo rogtay Ruushka (Sababta)

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo ka dhan ah Ruushka taasoo jawaab u ah weerarrada dhanka internet-ka iyo falal kale oo cadowtinnimo...

Dagaal culus oo Maalintii 2aad ka socda Dhabar-dalool & Puntland War ka soo saartay

Dagaal ayaa saaka waaberigii mar kale ka qarxay degaanka Ceelka Dhabar-dalool oo dhaca degmada Xudun ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed...

Dowladii ugu horeysay Yurub oo gebi ahaan Mamnuucday talaalka AstraZeneca

Denmark ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee gebi ahaanba joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee AstraZeneca. Guddiga caafimaadka Qaranka dalkaas ayaa sheegay inuu jiro xiriir...

Waa kuma danjiraha cusub ee Maraykanku u soo Magacaabayo Soomaaliya?

Waxaa lagu wadaa in todobaadkan uu Madaxweyne Biden ku dhawaaqo safiirka cusub ee Maraykanka u fadhin doona Somalia Larry Edward André Jr. ayaa bedeli doona...

Kulan xasaasi ah oo Muqdisho uga socda Qoor-qoor, Guudlaawe & Musharaxiinta

Madaxda labada dowlad goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo Xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa caawa waxaa uu shir uga socdaa magaalada Muqdisho Kulankan oo ka dhacaya hoyga...

Dad iskugu jira Soomaali iyo ajaaniib Maxkamad lagu soo taagayo Muqdisho

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in Sabtida 17-ka April 2021 ay fureyso dacwad ka dhan ah 6 qof oo ajnabi ah kuwaasoo ay ku...

Dowlada Somalia oo xoojineysa xiriirka Ruushka iyo hal arrin oo sabab u ah

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee JFS Mudane Belel Cusmaan ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dalka Ruushka u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti...

Xiliga la galayo Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka oo la shaaciyey (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada Sare ee dalka. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs