Saturday, April 20, 2024

Galmudug iyo Hirshabelle oo go’aan cad ka soo saaray muddo kororsiga Farmaajo

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa ugu dambeyn soo saaray War wadajir ah oo ay kaga soo horjeesteen muddo kororsigii Baarlamanka Somalia u sameeyey...

Xildhibaano caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xassan Shiikh (Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Somalia oo u badan mucaarad ayaa caawa booqday hoyga uu degan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Shiikh Maxamuud...

Dibed-baxyo looga horjeedo Farmaajo oo caawa ka socda qeybo ka mid ah Muqdisho

Banaanbaxyo looga horjeedo muddo kororsiga Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa ka bilowday aaga Mirinaayada ee degmada Cabdicasiis. Dadka dibed-baxaya ayaa ku...

(Sawirro) RW Rooble oo ku baaqay shir deg-deg ah oo looga arinsanayo amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay kulan deg-deg ah oo qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan Siyaasiyiinta,...

Taliyihii labaad ee ka tirsan Booliska Muqdisho oo ka horjeestay muddo kororsiga

Taliyihii Booliska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Faarax Cadaani ayaa isku dhiibay Ciidanka diidan muddo kororsiga Farmaajo. Wararku waxaa ay sheegayaan inTaliyuhu uu isku dhiibay...

Muqdisho: Taliye saldhig Boolis iyo ciidan la socday oo ku biiray Mucaaradka (Sawirro)

Taliyihii ciidanka Booliska Saldhigga degmada Shibis ee gobolka Banaadir Farxaan Axmed Xasan (Jaraaye) ayaa ku biiray ciidamada gadoodsan ee taageeraya mucaaradka diidan muddo kororsiga...

Cabdi Xaashi oo sharci daro ku tilmaamay Guddigii shalay lagu dhaariyey Villa Somalia

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama...

IGAD: “Dhinacyada isku haya Muqdisho waa iney badbaadiyaan nafta & Guryaha rayidka”

Urur goboleedka IGAD ayaa walaac xoogan ka muujiyey dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidamada dowladda iyo Ciidamada Millateriga ee taageersan Mucaaradka ku dhexmaray Xaafado ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs