Friday, April 19, 2024

(Akhriso) Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF oo War ka soo saartay doorashada dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Wasaaradda ayaa sheegtay iyadoo fulinaysa awaamiirta Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya, waxay ugu baaqaysaa dhinacyada...

Koonfur Galbeed oo ka laabatay taageeradii ay horey ugu muujisay Muddo kororsiga

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka laabatay taageeradii ay horey ugu muujisay muddo kororsiga Farmaajo. Qoraal ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweysay...

Jubbaland oo fariin u dirtay Farmaajo ka dib go’aankii Rooble, Galmudug & Hirshabelle

Jubbaland ayaa soo dhawaysay go’aanka ay qaateen RW Rooble iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaasoo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah. "Waxaan aaminsanahay...

Mareykanka & M/Yurub oo bogaadin u jeediyey Galmudug, Hirshabelle iyo Rooble

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo horjeesteen muddo korodhsiga, ayna ku taageerene heshiiskii 17-kii September. Maamul goboleedyada...

Puntland oo War ka soo saartay go’aankii Rooble, Qoor-qoor iyo Guudlaawe (Akhriso)

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha ka...

Rasaas dabaaldeg ah oo ka dhacaysa Muqdisho ka dib go’aankii RW Rooble

Rasaas dabaal deg ah oo lagu soo dhoweynayo go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle kaga soo horjeesteen muddo kororsiga iyo ayidaadii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka bilaabatay...

DEG DEG: Farmaajo oo goor dhow khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad xasaasi ah u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed Qoraal kooban oo ka soo baxay...

DEG DEG: RW Rooble oo ka soo horjeestay muddo kororsiga, kuna dhawaaqay doorasho

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda magaalalada Muqdisho iyo arrimaha doorashooyinka. Qoraalka Ra'iisul Wasaaraha ayaa...

Galmudug iyo Hirshabelle oo go’aan cad ka soo saaray muddo kororsiga Farmaajo

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa ugu dambeyn soo saaray War wadajir ah oo ay kaga soo horjeesteen muddo kororsigii Baarlamanka Somalia u sameeyey...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs