Thursday, April 25, 2024

Dr. Mutlaq Al-Qahtani oo todobaadkan ku soo wajahan magaalada Muqdisho

Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya. Ergaygan gaarka ah ayaa lagu magacaabaa Dr....

Biriq dad ka badan 30 qof ku waxyeeleysay dowlad degaanka Soomaalida

Waxaa uu intaas ku daray in gaariga gudoomiyaha oo xawaare sare ku socda uu afka u soo galay kontrolka ay joogeen ciidamada amaanka taasna...

Ciidanka Danab oo gubay gaari qaraxyo lagu soo raray oo ku soo jeeday Muqdisho

Ciidanka Kumaandoska Danab ee xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ay ku...

Guddoomiye Cumar Shiikh Shafaana oo sheegay inuu ka badbaaday isku day dil

Guddoomiyaha degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi ayaa sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil oo isaga lagu qaarajin rabay ka dib weerar ka dhacay degmadaas. Waxaa...

(Sawirro) Ku dhowaad konton qof oo ku geeriyootay kulan diimeed ka dhacay Israel

Dad fara badan qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday xaflad diimeed ka socotay degaan ku yaalla waqooyi bari Israa'iil sida ay sheegtay heyada...

Maraykanka oo Baaq Muhiim ah u diray Farmaajo & Xildhibaanada golaha shacabka

Mareykanku wuxuu si dhow u eegayaa ballanqaadkii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee 28-kii April oo ku aaddanaa inuu dib ugu laaban doono heshiiskii doorashada...

Sacuudiga oo shaaciyey inuu mar kale boorka ka jafayo xiriirkii uu la lahaa Iran

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa sheegay in dowladdiisu dooneyso xiriir wanaagsan oo kala dhaxeeya dalka ay sida weyn isaga soo horjeedaan...

Puntland oo shuruud ku xirtay ka qayb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs