Thursday, April 25, 2024

Muxuu Shiikh Shariif ka yiri go’aanka golaha shacabku ku joojiyey Muddo kororsiga?

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhoweeyey go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho...

QM oo fariin u dirtay Madaxda Soomaalida ka dib laalidii go’aankii muddo kororsiga

Qaramada Midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ka noqoshadii uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka ku laalay muddo kororsigii labada sano ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. “Xaiska...

RW Rooble oo War ka soo saaray arrimaha doorashada iyo amniga lagu wareejiyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka...

Ergeyga dowlada Qatar u soo dirtay Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Ergeyga Gaarka ah ee dowlada Qatar u soo dirtay Somaia Dr. Mutlaq Al-Qahtani ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka dayuuradaha ayaa waxaa ku soo...

Qeybtii ugu dambeysay Ciidamada Maraykanka oo ka baxaya Afghanistan (Sawirro)

Wajiga ugu dambeeya ka bixitaanka ciidanka Mareykanka ee dalka Afghanistan ayaa si rasmi ah u billaabmaya Sabtida maanta ah, tallaabadan oo billow u ah...

Maraykanka iyo Midowga Yurub oo ka hadlay talaabada DF kaga laabatay muddo Kororsiga

Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa siyaabo kala gooni ah uga hadlay ka noqoshadii Muddo kororsiga Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose...

Maxay Soomaalida Nederlands uga dhigan tahay abaal marinta la siiyey Zahra Siyaad Naaleeye?

Marwo Zahra Naaleeye oo ka tirsan dalada ururka FSAN ee dalka Nederlands, caanna ku ah ololaha ka hortagga gudniinka gabdhaha, ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta...

Maxay salka ku heysaa fadeexada la soo deristay RW Boris Johnson & baaritaanka socda?

Fadeexadda gidaarrada guriga Ra’iisul Wasaaraha, mushkilad hareysay mustaqbalka Boris Johnson. Yaa markii ugu horreysay billaabay bixinta kharashka dayactirka apartamentada Downing Street ku taal? Su’aashaas Boris Johnson...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs