(Sawirro) Geelle oo ku laabtay Jabuuti ka dib Warar laga baahiyey xaaladiisa Caafimaad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta dib ugu laabtay Jabuuti, kaddib safar gaar ah oo uu ku tagay Faransiiska oo isugu jiray...
Habraaca doorashada Xubnaha Aqalka sare ee gobolada Woqooyi oo la soo saaray (Akhriso)
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa wadajir soo saaray habraaca doorahada xubnaha aqalka...
RW Rooble guddoomiyey shir xasaasi ah oo ka dhacay Villa Somalia (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shir ka dhacay xafiiskiisa Villa Somalia.
Waxaa shirkan ka qeyb galay xubno ka tirsan...
Doorashadii Aqalka sare oo ka bilaabatay Jowhar ka dib buuqii xalay hareeyey
Doorsahada xubnaha aqalka sare ku mataya Hirshabeelde ayaa galabta mar kale ka bilaabatay magaalada Jowhar kadib buuq xalay hareeyay baarlamaanka maamulkaas oo sababay in...
Buuq iyo fowdo hareeyey doorashadii caawa ka socotay Magaalada Jowhar
Fowdo iyo Buuq ayaa hareeyay doorasho caawa ka dhacaysay magaalada Jowhar kaasoo ahaa kursigii labaad ee caawa lagu dooranayay magaalada Jowhar.
Waxaa Kursigan ku tartamaya...
Villa Somalia oo War ka soo saartay shirkii loo balansanaa ee guddiga amniga Qaranka
Qoraal uu goor dhow soo saaray Madaxa warfaafinta Villa Somalia ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay shirkii guddiga amniga Qaranka ee maanta loo...
Doorashada labo ka mid ah kuraasta Aqalka sare oo caawa ka socota Magaalada Jowhar
Doorashada labo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee Hirshabelle ayaa caawa fiidnimadii ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/dhexe
Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle u kala...
Golaha Ammaanka ee QM oo war ka soo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble
Xubnaha Golaha Ammaanka waxaa warbixin ka siiyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey xaaladda Soomaaliya ee xilligan.
Xubnaha Golaha Ammaanku waxay muujiyeen sida weyn ee...