Thursday, April 25, 2024

Jen. Khalifa Haftar oo aqbalay shuruud lagu xiray inuu ka qeyb galo doorashada Liibiya

Hoggaamiye kooxeedka ka dagaalama Liibiya, Jen. Khalifa Haftar ayaa qaaday tallaabo u suurtagalin karta inuu ka qayb galo tartanka doorashada xilka Madaxweynaha ee la...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay sababta ay u dileen Liibaan Qaadi Cali

Al-Shabaab ayaa shaacisay iney gobolka Bay ku dileen mid ka mid ergadii soo xushay xildhibaannada Baarlamanka dowladda Somalia Marxuum Liibaan Qaadi Cali oo sida Al-shabaab...

Maxaa looga hadlay shirka caawa dhexmaray RW Rooble & Madax goboleedyada? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalua Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga  caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Waxaa diiradda lagu saaray...

Maamulka Taliban oo dalab xasaasi ah u diray shirka Golaha guud ee Q/Midoobay

Taliban ayaa codsatay inay khudbad ka jeediyaan shirka hogaamiyayaasha caalamka ee Qaramada Midoobay todobaadkan oo ka dhacaya magaalada New York. Wasiirka arrimaha dibedda ee kooxda...

Faransiiska oo beeniyay warar lagu baahiyey Wargeysyada Yurub qaarkood

Dowlada France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo sheegeysay inay kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee QM...

Faahfaahin: Ciidamo Kenyan ah oo lagu weeraray degaan ka tirsan gobolka J/hoose

Dagaal ayaa ka dhacay degaanka Hosingow oo ka tirsan gobolka Jubada hoose kaasoo dhexmaray ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM iyo xoogaga Al-shabaab. Dagaalka ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey waanwaanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble

Waxaa weli socda waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha Somalia Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa, waxaana dadaaladaas hoggaaminaya Madaxweyne Qoorqoor iyo Guddoomiye Mursal. Madaxweyne Qoorqoor oo ay...

(Akhriso) Jadwalka doorashada Aqalka sare ee gobolada Woqooyi oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Woqooyi. Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta Guddoomiyaha...

Fahad Yaasiin oo caawa kulan xasaasi ah la leh taliyeyaasha ciidamada

Guriga uu Agaasimihii hore ee NISA ka degan yahay Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo Fahad Yaasiin la leeyahay Taliyeyaal...

Farmaajo oo caawa khudbad ka jeedinaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad ka jeedin doona meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sida lagu sheegay qoraal...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs