Thursday, April 25, 2024

Kulamadii lagu xalinayey khilaafka Farmaajo & Rooble oo mar kale isku mari waayey

Wadahadalo adag oo la doonayey in lagu xaliyo khilaafkii mudada u dhexeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa mar kale guuldareystay ka dib markii...

Farmaajo iyo Rooble oo qarka u saaran iney heshiis ka gaaraan khilaafkii jiray

Sida ilo xog ogaal oo aan  helay sheegayaan, Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa la filayaa inay heshiis ka gaaraan khilaafkii u dhaxeeyay, iyadoo...

Weerar dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay degaan hoostaga Galgaduud

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud Maleeshiyo hubeysan ayaa  rasaas ooda kaga qaaday gaari ay saarnaayeen koox ganacsato ah oo ka...

Puntland oo xabsi ku gurtay shacab soo dhoweyn rabay Wasiir ka tirsan Xukuumada Rooble

Ciidamada Booliska Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa Maanta xirxiray dad doonayay inay soo dhaweeyaan Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan...

Uhuru Kenyatta oo shaaciyey tirada dadka cudurka COVID-19 ka dilay shacabkiisa

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in si wadajir ah loo qaado tallaabo ku aaddan sidii loo suurtogelin lahaa in si siman caalamka...

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DF oo xukuntay ajaaniib ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday xubno ajaanib ah oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab, labada dagaalyahan ayaa u kala dhashay dalalka Ingiriiska...

Maxaa looga hadlay kulan uu ka qeyb galay Fahad Yaasiin oo ka dhacay xarunta...

Warar soo baxaya ayaa sheegay in Agaasimihii Hore ee Nabad sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin uu xalay xarunta NISA kulan kula qaatay taliyeyaal ciidan. Kulanka waxaa...

Danjirihii hore ee Maraykanka oo ka hadlay sida Somaliland ku heli karto aqoonsi

Danjirihii hore ee Maraykanka u fadhiyey Somalia Mr. Stephen M. Schwartz ayaa ka hadlay sida ugu haboon ee Maamulka Somaliland ku heli karo aqoonsi...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs