Friday, April 19, 2024

Maxaabiis ku jirtay xabsi weyn oo hub helay, ka dibna dhexdooda islaayey (Sawirro)

Ugu yaraan 24 ruux ayaa ku geeriyootay weerar rabshado watay oo ka dhacay xabsi ku yaala dalka Ecuador oo ka mid ah wadamada Laatiin...

Beesha Abakar oo isku raacday in Xuseen Max’ed Nuur la siiyo Kursiga Xildhibaanimo

Waxgaradka, Aqoonyahanada, Dhalinayarada & qeybaha bulshada  Beesha Abakar ee Murusade ayaa isku raacay in sanadkan Kursiga Xildhibaanimo ee Beesha la siiyo Guddoomiye ku-xigeenkii hore...

Rooble oo War ka soo saaray lix Senator oo maanta lagu doortay Muqdisho

Raisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray xubnaha ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) "Waxaan...

Liiska Musharaxiinta beri galaya doorashada Aqalka sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga doorashooyinka gobolada woqooyi ayaa caawa shaaciyey liiska kama dambeysta ah ee musharaxiinta aqalka ku metelaya Somalliland. Musharaxiinta oo gaaraya 13 ayaa maanta jeediyey Khudbadahooda...

Wasaarada Waxbarashada Somalia oo amar culus ku soo rogtay Jaamacadaha dalka

Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Taciinta Sare ee dowlada Somalia ayaa Jaamacadaha dalka ku soo rogtay amar cusub oo faraya iney soo gudbiyaan xogta ardayda...

Taliban oo qabsatay goobo ay dalka Afghanistan ka joogeen xoogaga Daacish

Taliban ayaa sheegtay inay baabi'isay saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen kooxda Daacish iyo ururo kale oo hoos taga. Afhayeenka Taliban Sabihullah Mujahid ayaa sheegay in...

Axmed Madoobe oo ka hadlay khilaafka Madaxda sare ee DF iyo kiiska Ikraan Tahliil

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dheer ka jeediyay madal dadwayne oo ka dhacaysay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda...

Maamulka degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay iscasilaada Filsan C/llaahi

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa si kulul uga hadlay iscasilaadda Wasiiradii haweenka dowlada Itoobiya Filsan Cabdullaahi oo shalay iscasilaadeeda u gudbisay RW Abiy Ahmed. Filsan...

Dowladda Soomaaliya oo taageero iyo garab istaag u muujisay Suudaan

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay si buuxda u garab-taagantahay dalka Suudaan oo muran iyo xiisad dagaal kala dhexeeyo dowladda Itoobiya. “Soomaaliya waxay si...

(Sawirro) Madaxweyne Samia oo warqadaha aqoonsiga ka gudoontay danjiraha cusub ee Somalia

Marwo Danjire Sahra Cali Xasan ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi, (Marwo) Samia Suluhu Hassan, kadib munaasabad lagu qabtay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs