Friday, April 19, 2024

Deni oo Magacaabay guddi amni oo uu ku jiro Madaxweyne hore (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddi u magacaabay dardargelinta iyo ka soo talabixinta Amniga magaalooyinka Puntland gaar ahaan kan Caasimadda Magacyada Guddiga: ...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War cusub ka soo saartay Khilaafka Farmaajo iyo Rooble

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxay xusayaan in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah...

Gudoomiye degmo oo ku baaqay in carabka laga jaro Ikraan tahliil hooyadeed

Guddoomiyaha Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo Cali Kadiye ayaa ka hadlay Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la’yahay gacanta hey’adda Nabad-Sugidda Qaranka ee...

DF dayuurado sida ciidanka xoogga dalka ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Sadex dayuuradood oo siday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Somalia ayaa maanta laga dajiyey Garoonka dayuuradaha Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Ciidankan maanta laga soo...

Hogaamiyaha Guud ee Ahlu suna oo dagaal cusub kaga dhawaaqay Galmudug

Hoggaamiyaha Culimaa’udiinka Ahlusunna, Macallin Maxamuud Shiikh Xasan ayaa si rasmi ah u iclaamiyay dagaal Al-shabaab looga xoraynayo Gobollada dhexe ee Soomaaliya. Qoraal uu saaka soo...

Hirshabelle oo War ka soo saartay dhalinyaro sabab yaab leh loogu xiray Jowhar

Wasiirka Amniga Gudaha Hirshabelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa sheegay in magaalada Jowhar lagu xiray lix qof oo dhalinyaro ah balse seddax ka mid ah...

Maraykanka oo u goodiyey Itoobiya ka dib talaabadii ay ku eriday Shaqaalaha QM

Dowlada Maraykanka ayaa ka carootay talaabadii dowlada Itoobiya dalkeeda kaga ceyrisay howlwadeeno ka tirsan shaqaalaha gargaarka ee Qaramada Midoobay. Qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha...

Khasaaraha dagaalkii shalay dhexmaray ciidamada Galmudug & ahlu sunna oo kordhay

Xaaladda degaanka Bohol ee duleedka Dhuusamareeb ayaa saaka, halkaasoo shalay ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug oo gacan ka helaya kuwa dowladda Federaalka iyo kuwa...

Guddoomiye ku-xigeen hore oo isku dhex dilay Xarun dowladeed (Sawirro)

Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Malawi ayaa isku toogtay gudaha xarunta baarlamaanka, xili uu kaga qeyb galayay kulanka Xildhibaannada. Clement Chiwaya oo 50 sano...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs