Saturday, April 20, 2024

Facebook, WhatsApp iyo Instagram oo aan shaqeyneyn meelo ka mid ah caalamka

Facebook, WhatsApp, Instagram ayaan shaqeyneynin meelo badan oo ka mid ah caalamka ka dib markii ay soo wajahday cilad. Seddaxdan Application oo shirkadda Facebook ay...

Guddiga amniga Laascaanood oo ka soo horjeestay raafka ka socda magaalada

Guddiga amniga ee Magaalada Laascaanood, ayaa sheegay iney ka xun yihiin dadka dhawaan laga tarxiiley magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Guddiga oo la hadlay warbaahinta...

Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda u ambabaxaya safar dibeda ah

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri oo Isniin ah ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya sida ay allbanaadir Online u...

(Sawirro) Muxuu Shiikh Shariif kala hadlay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi?

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo dhowaan dib loogu doortay Kursiga Senatar...

RW Rooble: “Waa in laga dhiidhiyaa talaabada uu qaaday Maamulka Somaliland”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa talaabada ay Somaliland kaga soo masaafurineyso magaalada Laascaanood, dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya. Rooble ayaa nasiib darro iyo...

(Sawirro) Rooble oo kormeeray xarunta ay dhaceyso doorashada ee degmada Baraawe

Ra'lisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo booqanaya degmada Baraawe ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay isbitaalka guud ee degmadaas isagoo sheegay in u dhawaan...

Nin calooshiisa laga soo saaray hal kiilo oo isugu jira Musaamiir iyo Boolal (Sawirro)

Koox Dhaqaatiir ah  ayaa nin u dhashay dalka Lithuania calooshiisa ka soo saaray in ka badan hal kiilo oo bir isugu jirta musumaar, boolal,...

Qarax weyn oo ka dhacay degmada Baardheere iyo Masuul lala beegsaday (Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo, qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay degmada Baardheere kaasoo geystay khasaare kala duwan. Qaraxan ayey...

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Kumandoska Gorgor oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Somalia Xasan xuseen Xaaji ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu dhaarinayay Saraakiil & Saraakiil xigeeno iyo ururka 10aad ee Ciidanka Kumaandoska XDS...

Rooble oo shir xasaasi ah la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira Taliyeyaasha Booliiska heer...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs