Thursday, March 28, 2024

Qaar ka mid ah Wasiiradii uu Magacaabay Deni oo xilka la wareegay (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa  maanta ka qeybgalay munaasabadaha ay xilka Kula wareegayeen Wasiirada cusub ee Wasaaradaha Howlaha Guud...

Xukuumada Soomaaliya oo joojisay arrin muddo badan lagu dhaliili jiray

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa joojiyey in shirarka khuseeya Hay’adaha Dowladda ee lagu qabto meel ka baxsan dalka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha. Go’aankan...

Xassan Shiikh oo kulan deg deg ah la qaatay taliyeyaasha Xoogga dalka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa...

Ciidamadii taabacsanaa Maamulka Hirshabelle oo dagaal looga saaray Baladweyne

Xaalada Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa haatan degan ka dib dagaal xalay ilaa barqanimadii maanta ka socday oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in lala xisaabtamo ciidamada Israel

Guddoomiyaha Hay’adda Gargaarka iyo Hawlaha Qaramada Midoobay ee Falastiin (UNRWA) Philippe Lazzarini ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarrada ka dhanka ah xarumaha...

Xuutiyinta oo gantaal ballistic ah ku weeraray markabka dagaalka USS Laboon

Xuuthiyiinta ayaa gantaal ballistic ah ka soo riday Yemen, kaasoo lagu weeraray markabka dagaalka ee USS Laboon oo ku sugan Badda Cas, sida uu...

Booliska Jubbaland oo gacanta ugu dhigay nin horey isugu dhiibay kooxda Al Shabaab

Ciidanka Booliska degmada Dhoobley oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafadaha degmada ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Ibraahim oo horay ugu biiray kooxda...

Xubnaha labada aqal ee Baarlamanka oo bilaabay dooda qodob xasaasi ah (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shirguddoomiyay kulanka 24-aad ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Saudia Arabia oo sheegtay iney beri tahay Maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in beri oo Isniin ah ay noqoneyso maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, kaddib markii magaalooyin ka mid...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo lagu hor dhaariyey Golaha cusub ee Wasiirada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland, oo ay dhaarisay Maxkamadda...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs