Friday, March 29, 2024

Maxaa ka jira in taliyihii uu Farmaajo shaqada ka joojiyey uu howshiisa iska wato?

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday xaflad dabbaaldeg ah oo lagu xusayo sannadguurada aasaaska Ciidanka Badda waxaana Xafladdan ka hadlay taliyaha ciidankaas Jen. Cabdixamiid Maxamed...

Faahfaahin: Qarax dhimasho badan sababay oo ka dhacay degaanka Soomaalida Kenya

Ugu yaraan Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalena dhawac culus ayaa ka soo gaaray qarax maanta lala beegsaday baabuur ay...

K/Galbeed oo shaacisay qeybtii labaad kuraasta lagu dooranayo Baraawe (Akhriso)

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay qeybtii labaad 13 kursi oo degaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Doorashada qeybtii ugu horeysay...

DF oo War ka soo saartay tahriibayaashii ku dhintay xadka Giriiga & Turkey (Akhriso)

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu soo wargeliyay in dadka tahriibayaasha ahaa ee meydkooda laga helay xadka Giriiga iyo Turkiga ay ku jireen shan...

Golaha Wadatashiga Qaran oo yeeshay kulan fogaan arag ah (Maxaa ka soo baxay)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaranku ku yeesheen habka fogaan aragga. Shirkan ayaa looga hadlay dhammeystirka howlaha...

Xulkii ku guuleystay Koobka Afrika oo abaalmarino qaali ah la gudoonsiiyey (Sawirro)

Xarunta Madaxtooyada  dallka Senegal ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed oo dhan in ka badan 87,000 oo dollar. Waxaa...

(Sawirro) C/raxmaan C/shakuur oo lagu soo dhoweeyey Dhuusamareeb, kana hadlay..

Hoggamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb...

Jubbaland oo ka duceysatay kumanaan qoys oo ku nool duleedka Kismaayo (Sawirro)

Jubbaland ayaa gurmad kala duwan gaarsiisay qoysas gaaraya sadex kun iyo todobo boqol (3700 oo qoys ) kuwaa oo sameeyey abaaraha daran ee ka...

Shiinaha oo jawaab ka bixiyey booqashada wafdiga Somaliland ku tageen Taiwan

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha Zhao Lijian ayaa jawaab caro leh ka bixiyey booqashada wefdi ka socda Somaliland ay maalintii labaad ku sugan Taiwan,...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs