Friday, April 19, 2024

Maxaa ka jira in xilkii laga qaaday Taliyihii ciidanka ilaalada Raisul Wasaare Rooble?

Taliyihii ciidanka Amniga Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble G/lle Maxamed Jaamac Codey ayaa la sheegay inuu xilka iska casilay. G/lle Maxamed Jaamac Codey ayaa warqadiisa iscasilaada...

Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray NISA ee la xiriiray dilka Madaxda...

Al-Shabaab ayaa ka jawaabtay hadal kasoo baxay hay'ada sirdoonka DF ee NISA  kaasoo ay ku sheegtay inay Al-Shabaab qorshaynayso khaarajinta Madaxweyne Farmaajo iyo RW...

(Akhriso) Magacyada 163 Mudane oo illaa hadda qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Xildhibaanada ilaa hadda la doortay waa 305 mudane, guud ahaan inta shahaadada xildhibaannimo qaatayna waa 163 (53.34%). Mudanayaasha la doortay ee ilaa hadda aan...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay doorashada iyo xaalada Siyaasadeed ee dalka

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in...

(Akhriso) Guddiga FEIT oo shaaciyey tirada Xildhibaanada maanta qaatay Shahaadada

Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Ra’iisul wasaare Kuxigeenka JFS...

Musharax Saciid Ciise: “NISA waxay ka digtey waa Fahad Yaasiin oo magacyo badan leh”

NISA waxey ka digtey waa Fahad oo magacyo badan iska leh. Xildhibaanada qaar waxey ka digeen afgembi 12ka April oo uu sameynayo Farmaajo. Qatar...

Maamulka K/Galbeed oo joojiyay wadashaqeynta RW Rooble ee Arimaha Doorashada

WAR-SAXAAFADEED Dowlada Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka...

RW Rooble oo shaqada ka eryey xubno ka tirsanaa FEIT, soona saaray awaamir cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs