Thursday, April 25, 2024

Ciidanka Itoobiya & Al-Shabaab oo Madaafiic isku isweydarsaday degmada..

Al-Shabaab ayaa madaafiic ku weerartay Saldhig Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM ku leeyihiin degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay. Dadka degaanka ayaa sheegay inay...

Maxaa saaka ka dhacay bartamaha degmada Caabudwaq ee gobolka Galgaduud?

Degmada Caabudwaaq ee gobolka Gedo waxaa saaka lagu dilay mid kamid ah Darawalada Gaadiidka Jaadka ( Khaadka) keena degmadaas sida ay sheegayaan wararka halkaas...

(Sawirro) Burcad hubeysan oo lagu qabtay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Rag burcad ah oo hubeysan ayaa xalay fiidnimadii lagu qabtay xaafada Raadeerka oo ka tirsan degmada Dayniile  ee magaalada Muqdisho. Qabashada burcadana ayaa timid howlgal...

Weerar dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Tel-aviv (Sawirro)

Laba qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin aan heybtiisa weli la shaacin uu rasaas ku furay baar...

Shariif oo ka digay halista ku gedaaman khilaafka Laftagareen iyo Rooble

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac ka muujiyey khilaafka soo kala dhex galay RW Rooble iyo Madaxweyne Laftagareen kaasoo salka ku...

James Swan oo kuraasta lagu muransan yahay kala hadlay Gudoonka guddiga FEIT (Sawirro)

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia James Swan ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Federaalka (FEIT), Muuse Geelle iyo...

Ruushka oo laga saaray Golaha xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ka joojiyay Ruushka xubinimadii golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay sababo la xiriira Warbixinada ku saabsan...

Dowlada Somalia oo Wakiilka Midowga Afrika u qabatay inuu 48 saac kaga baxo dalka

Xukuumada Somalia ayaa dalka ka ceyrisay wakiilkii Midowga Afrika ee Somalia danjire Francisco Madeira. "Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

Askari ka tirsan ciidanka DF oo lagu dilay duleedka Muqisho iyo ninkii fuliyey oo..

Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay iney caawa toogteen nin hubeysan oo ka tirsanaa Al shabaab kaasoo dil u geystay askari ka tirsan Ciidanka dowlada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs