Thursday, April 18, 2024

Maamulka gobolka Gedo oo wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii Axmed Madoobe

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed ayaa sheegay inay marwalba diyaar u yihiin doorashadii loo ballansanaa in lagu qabto magaalada Garbahaarrey oo ah degaan...

Caqabad cusub oo soo wajahday dacwadii uu Fahad Yaasiin u gudbiyey Maxkamada Sare

Garyaqaanka guud ee dawlada Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka dalbaday Maxkamada sare in la hakiyo dacwada  uu Fahad Yaasiin ka soo gudbiyay guddiga...

(Daawo Sawirro) Muxuu Cumar Filish kala hadlay Masuuliyiinta degmooyinka Muqdisho?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa goobjoog ka...

(Akhriso Magacyada) Tirada Xubnaha labada Aqal ee illaa hadda qaatay shahaadada

Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray liiskii ugu dambeeyey Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad  ee Soomaaliya oo haatan...

Howlgalka ATMIS oo War cusub ka soo saaray sababaha loo xiray xerada Xalane

Qoraal ka soo baxay Howlgalka kumeelgaarka Midowga Afrika ATMIS ayaa lagu faahfaahiyey sababta loo xiray xerada Xalane ATMIS ayaa caddeeyay in go’aankii xerista xerada Halane...

(Xog) Maxaad kala socotaa Taariikhda madow ee Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali?

Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia Cabdisaciid Muuse Cali wuxuu todobaanaadkii ku dhashay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxayna awooweyaashiis ka soo jeedaan waqooyiga...

RW Rooble oo sheegay ineysan waxba iska bedelin xiligii loo qabtay dhaarinta Xildhibaanada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay inay socoto diyaargarowga loogu jiro xafladdii lagu dhaarin lahaa xildhibaannada dooran ee laba aqal ee Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. Maxamed...

Guddiga FEIT oo fariin xasaasi ah u diray Xildhibaanada aan qaadan shahaadada

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf  ayaa sheegay in dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay dhici doonto 14-ka bishan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs