Tuesday, April 23, 2024

Hadal heyn ka dhalatay kulankii Shiikh Aadan Madoobe la qaatay Saraakiisha ciidamada

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay kulankii galabta dhexmaray Gudoomiyaha golaha shacabka iyo saraakiisha laamaha amaanka ka dib markii lagu arkay kulankaas Yaasiin Farey...

Dowladda Somalia oo war kulul ka soo saartay weerarkii lagu qaaday ciidamada ATMIS, kuna...

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowlada Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii ay Al-Shabaab saaka ku qaadey saldhiga ciidamadda howlgalka ATMIS ee degaanka Ceel...

Farmaajo oo ka hadlay xuska Maalinta caalamiga ah ee 3-da May oo ku beegan..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, isaga oo ku...

Kulan looga hadlayo Qodob culus oo la iskugu yeeray Xildhibaanada Golaha shacabka

Xubnaha Golaha shacabka Baarlamanka Somalia ayaa beri iskugu yeeray kulan balaaran oo ka dhacaya xaruntooda Villa hargeysa ee magaalada Muqdisho. Fariimo caawa loo diray Xildhibaanada...

(Sawirro) Aadan Madoobe oo amniga doorashada la wareegay, digniina siiyay Xijaar, Farey & Biixi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. Shirkan...

(Sawirro) Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay wakiilada Beesha caalamka

Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Shiikh Aadan Madoobe ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wakiilada beesha caalamka u fadhiya Somalia Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii qaab...

Madaxweyne Deni oo qodob muhiim ah kala hadlay danjire Tina Intelmann (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tina Intelmann. Kulanka Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo casuumad ka helay dowladaha C6+ (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee...

(Daawo Sawirro) Sidee looga ciiday qaar ka mid ah degaanada ay Al-Shabaab?

Degmooyinka iyo deegaanada Galgaduud ee ay ka taliso kooxda Al-shabaab ayaa maanta si wadajir ah looga wada ciiday maalinta kowaad ee ciidul Fidriga. Saraakiil ka...

Farmaajo oo Masjidka Shuhadada kula tukaday xubno ka tirsan DF? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs