Thursday, April 18, 2024

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin iyo haweeney walaalo ahaa (Sababta)

Al-Shabaab ayaa maanta barqadii degaanka Girilleey ee gobolka Gedo ku dilay laba ruux oo walaalo ah kuwaasoo lagu eedeeyey inay u basaasayeen sirdoonka dowladda...

Faahfaahin: Weerar jidgal ah oo lagu qaaday ciidanka Kenya iyo Al-shabaab oo..

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerar jidgal ah oo Al-Shabaab ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Kenya, kuwaasoo marayay meel...

Ruushka oo duqeyn ku dilay Milyoneer horey ugu guuleystay abaal-marino (Sawirro)

Taajir caan ah oo u dhashay Ukraine ayaa ku dhintay duqeyn xoogan oo Ruushka ka geystay magaalada koonfurta ku taalla ee Mykolaiv. Oleksiy Vadatursky, 74...

Ujeedku waa dhisidda dowlad heli karta kalsoonida Baarlamaanka ee ma aha shaqsi ama shaqsiyaal.!!

In kast oo la wada ogyahay xaaladdii isriixriixa dalku soo maray sanadihii la soo dhaafay iyo wixii ka dhashay doorashadii daahday, hadana waxaad moodaa...

Qalfoofta xawyaan dhintay Malaayiin sano ka hor oo lacag waali lagu iibsaday (Sawirro)

Muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa soo xoogeysanayay xiisadda ka dhex taagan Masar iyo Itoobiya ee salka ku heysa dhismaha iyo buuxinta biyo xireenka ay ku...

Howlgal lagu soo qab-qabtay Ciyaal weero & hub kala duwan oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro

Maamulka Degmada Kaaraan & Talisyada Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa caawa Howlgal ballaaran ka sameeyey degmadaas. Howlgalkan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayey amaanka...

Villa Somalia oo raali gelin rasmi ah ka bixisey hadal ay dhibsatay dowlada Masar

Xafiiska Madaxweynaha ayaa Raaligelin ka bixiyay warkii horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweynaha Soomaaliya uusan la qabin warkii uu sheegay Madaxweynaha...

Taliyaha Heyadda NISA oo ka hadlay geeridii ku timid Jen. Max’ed Warsame Darwiish

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Maxay tahay fariinta Itoobiya dirtay ee ka careysiisay dowlada Masar?

Dowladda Masar ayaa dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...

Wararkii u dambeeyey qaraxii Baydhabo & Laftagareen oo si kulul uga hadlay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee masaajid ku yaalla magaalada Baydhabo Qaraxaas ayaa waxaa lagu dilay dhowr...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs