Friday, April 19, 2024

Dowlada Somalia oo shuruud ku xirtay iney Mashaariic ka fuliso gobolada dalka

Xukuumada Somalia ayaa shuruud ku xirtay iney mashaariic ka fuliso dowlad goboleedyada dalka iyo degaanada hoos yimaada. Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa...

Madaxa WHO oo walaac ka muujiyey xaalad halis ah oo ka taagan gobolka Tigray

Madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa khamiistii ka dhawaajiyay xanuunkiisa gaarka ah ee ku aaddan xaaladda gobolka Tigray ee Itoobiya,...

Ciidamada DF oo kaabiga ku haya degaan muddo dheer gacanta ugu jiray Al-shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Maleeshiyada Macawisley oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Hiiraan & Wasiiro ayaa weli howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada degaano...

RW Xamza & wafdi uu horkacayo oo safarkii ugu horeeyey dibeda ugu ambabaxay ...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ku sii...

Taliban oo War cusub ka soo saartay dilka Hogaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri

Maamulka Taliban ayaa sheegay inaysan helin meydka hoggaamiyahii Al-Qaacida oo dhimashadiisa ay xaqiijiyeen Mareykanka bishii hore. Afhayeen u hadlay kooxdan maamusha dalka Afghanistan, Zabihullah Mujahid,...

(Akhriso) Isku aadka Ciyaaraha Champions League oo la soo saaray iyo Guruubka ugu adag

Waxaa la shaaciyey Isku aadka tartanka Champions League ee xilli-ciyaareedka 2022/23, waxaana isku dhacay naadiyo waaweyn oo jeclaan lahaa inay kala badbaadaan wareeggan hore...

(Akhriso) Shanta Xildhibaan ee Golaha Shacabka ku metelaya Guddiga dib u eegista Dastuurka

Xildhibaannadda golaha shacabka Soomaaliya ayaa doortay maanta Guddiga korjoogteynta dib u eegista Dastuurka Dalka. Waxaa  Shanta xubnood ee Golaha shacabka ku guuleytay xubnaha kala ah. ...

(Sawirro) Xildhibaan ka tirsan Senateka Mareykanka oo booqday Taiwan & Shiinaha oo..

Xildhibaan Maraykan ah oo ka tirsan golaha senate-ka ee qaabilsan ganacsiga iyo adeega hubka ayaa booqasho ku tagay dalka Taiwan, isaga oo ka dhego...

Twitter oo beenisay eedeymo culus oo kaga yimid Masuul laga eryey shaqada

Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter oo dhowaan shaqada laga eryey, ayaa shirkaddaas ku eedeeyey inay khatar ku hayso xogta gaarka...

Xassan Shiikh: “Masuuliyadda aad qaadeen waa mid taariikhi ah oo samata-bixin karta shacabka”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs