Friday, April 19, 2024

Faahfaahin: Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal xooggan ayaa ka qarxay degaan ku yaalla duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kaasoo u dhexeeya ciidamada DF iyo kuwa Al-Shabaab. Sida Saraakiisha ciidanka...

(Sawirro) Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo boqolaal Maxaabiis ah isweydaarsaday

Ruushka iyo Ukraine ayaa si lama filaan ah  isu dhaafsaday ku dhowaad ​​300 oo maxaabiis ah, taasoo ah isku daygii ugu weynaa tan iyo...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha dibeda DF iyo dhigiisa Nicola Selakovic?

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada New York ee carriga Maraykanka kulan kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia Mudane, Nicola...

Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha DF oo xil ka qaadis wajahaya

Qaar ka mid ah agaasimeyaasha Wasaaradaha xukuumada Somalia ayaa wajahaya xil ka qaadis ka dib markii loo jeediyey eedeymo kala duwan. Waxaa intooda badan lagu...

Dowlada India oo amar cusub ku soo rogtay ardayda Muslimiinta iyo carro ka dhalatay

Muslimiinta ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin isku dayga ay dowladda Hindiya ku dooneyso in carruurta dugsiyada Muslimiinta lagu baro heesaha diinta Hinduga,...

Maxay ka wada hadleen Xasan Shiikh iyo Boqor Cabdalla Binu Xusseen?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Xassan...

Dowlada Somalia oo ku dhawaaqday go’aano looga hortagayo cudurka EBOLA

WAR-SAXAAFADEED Arbaco-21 September 2022 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii...

Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag fal dambiyeed yaab leh geysaneyey

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinayay goobo ganacsi ku yaalla bartamaha magaalada Hargaysa. Raggan ayaa waxaa qabtay Kamerada Qarsoon...

Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka qeyb-galay furitaanka shirka 77-aad ee QM (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo...

Taliye Xijaar iyo Saraakiil uu horkacayo oo gaaray xarunta INTERPOL (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminaya wafdi Saraakiil ah ayaa gaaay magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska oo ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs