Friday, March 29, 2024

RW Xamze oo warbixin ka dhegeystay Guddoomiye Dr. Cali Ciise (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre,  ayaa maanta xafiiskiisa warbixin kooban iyo talooyin kaga dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha...

Xassan Shiikh iyo wafdigii uu horkacayey oo u ambabaxay New York (Ujeedka)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...

Nabadoon lagu dilay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Xaafad ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxaa galabta xiligii qorax dhaca lagu dilay Nabadoon caan ah oo ka tirsanaa dadka degaanka. Marxuum Nabadoon...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo Magacaabay La-taliyeyaal cusub oo uu ku jiro Jen. Morgan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee...

Saraakiisha TPLF oo qirtay in dagaal looga qabsaday Magaalooyin istaraatiiji ah

Maamulka gobolka Tigray ayaa sheegay in dagaalyahannadiisa lagala wareegay gacan ku haynta magaalo u dhow xuduudka gobolka uu la wadaago dalka ay deriska yihiin...

Xassan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo caawa gaaray Nairobi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalayo...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo digniin culus u diray shacabka ku nool degaanada Al-Shabaab

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa uga digay shacabka iney ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab. Xassan Shiikh ayaa hadalkan ka jeediyey gebagebada...

Ciidanka DF oo burburiyey Maxkamad Al-shabaab ku laheyd Sh/hoose (Sawirro)

Ciidamada gaarka ah ee dowladda Somalia ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Gandarshe...

Maamulka Galmudug oo ka hadlay Wararka sheegaya iney damacsan yihiin muddo kordhin

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa markii ugu horeysay ka ka hadlay wararka sheegaya in muddo loo kordhin loo sameynayo Madaxda iyo goleyaasha Maamulka. Wasiirka arrimaha Gudaha...

(Sawirro) Dibed-bax ka dhan ah Guddoomiyaha deg. Waaberi oo Muqdisho ka dhacay

Dibed-bax careysan oo looga soo horjeedo Gudoomiyaha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa ka dhacay xaafado ka tirsan degmadaas. Dadka dibed-baxa dhigayey oo iskugu jiray...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs