Tuesday, April 23, 2024

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay geerida Shiikh Yusuf Al-Qardaawi (Akhriso)

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Somalia Ummada Islaamka guud ahaan iyo qoyskiisii kaga tacsiyadeysay geerida naxdinta leh ee ku timid Sh. Yuusuf...

Howlgal ka bilowday Galbeedka Hiiraan & Ciidanka huwanta oo la wareegay degaanka Buq-aqable

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya shacab hubeysan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo Al-Shabaab ay ku lahaayeen...

Saraakiil booqatay goobihii lagala wareegay Al-shabaab ee Galgaduud (Sawirro)

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa gaaray ilaa shan deegaan oo ku yaala bariga gobolka Galgaduud kuwaasoo shalay lagala wareegay Al Shabaab. Deegaanada ay...

Faahfaahin: Dil naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho

Guri ku yaalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay saacado ka hor dil naxdin leh ka dib markii wiil dhalinyaro ah...

DF oo War ka soo saartay howlgaladii ka dhacay gobolada dalka qaarkood (Akhriso)

Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa caawa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan howlgaladii maanta ka dhacay gobolada dalka qaarkood ee Al-shabaab looga saaray degaano badan iyo...

Muxuu yahay qorshaha xiga haddii laga guuleysto kooxda Al-Shabaab?

Maxaa xigi doona kadib burburka ku dhaca xagjiriinta argagixisada Al Shabaab? Wadaadkii Maxamed Cabdulle Hassan ayey Soomaalidu u maaro weysey, waxeyna garan waayeen waxa uu...

Shiikh Shariif: “Xiligii la ciribtiri lahaa argagixisada ayaa la joogaa, waxaan ku baaqayaa..”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhoweeyey howlgalada baaxada leh ee Al-shabaab looga saarayo dalka, kaasoo ay wadaan ciidamada dowlada iyo...

Yuusuf Dabageed oo xilkii ka qaaday Wasiir ka tirsan Mamulka Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dagabeed ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Caafimaadka Hirshabelle isla markaana  sheegay inuu shaqada wasaaradda sii wadi doono Wasiir K/Xigeenka . Markaan...

RW Hamza oo khadka telefanka kula xiriiray Saraakisha dagaalka horkaceysa (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa si toos ah Khadka Taleefanka ugula hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka Al-shabaab looga xoreynayo dalka...

Axmed Madoobe: “Difaaca waan ka baxnay, cadowga godadkiisa ayaan ku weerareynaa””

Jubbaland ayaa ku dhawaaqday iney ka baxday difaaca, isla markaana ay bilaabeyso weerar ka dhan ah degaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin Jubooyinka. Madaxweynaha Jubaland Axmed...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs