Friday, April 19, 2024

Safiiro Afrikaan ah oo warqadaha aqoonsiga ku wareejiyey Xassan Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo...

Warar iyo xog cusub oo laga helay dagaalo qaraar oo ka dhacay degaanka Yasooman

Ciidamada dawladda oo ay taageerayaan kuwa deegaanka ayaa dib u qabsaday degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo saaka ay weerar culus ku soo qaadeen...

(Sawirro) Xassan Shiikh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada dalal ka tirsan Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark iyo Belgium ee loo...

Somalia oo gaartay Finalka tartanka K/Cagta bariga iyo bartamaha Afrika

Ciyaartoyda Xulka qaranka Somalia ee ay da'doodu ka hooseyso 17-ka sano ee bariga iyo bartamaha Afrika ayaa maanta guul ka gaaray ciyaar ay isaga...

Xassan Shiikh oo Jaamacadda Nabada ee Qaramada Midoobay ka qaatay..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaatay shahaadada sare ee culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarka ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ku bixinayso...

Maxaa ka jira in la dilay Hogaamiyihii Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan?

Sida ay sheegtay Warbaahinta dowladda Somalia hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay dagaalo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay degaanka...

NISA oo garoonka dayuuradaha ka xirtay Cabdalla Axmed Mumin (Sababta)

Saraakiisha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka  NISA ayaa xabsiga u taxaabay Xoghayaha ururka suxufiyiinta ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin xili uu...

Wasiirka A/dibeda oo arrimo Muhiim ah kala hadlay danjire Mehmet Yilmaz (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan dalkeena Soomaaliya Amb. Mehmet...

NISSAN oo $1 ku iibisay faraceedii Ruushka, sidoo kalena khasaartay $687 Milyan

Shirkadda gawaarida soo saarto ee Nissan ee dalka Japan laga leeyahay ayaa iska iibisay shirkadooda faracii ay Ruushka ku lahaayeen, waxay shirkadda dhan ku...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & iyo Mrs Makiko Watanabe?

Guddoomiyah goboka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs