Thursday, August 6, 2020

Sayid Cali Shiikh Max’ed oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadista lagu sameeyey

Ka dib qoraal ka soo baxday guddiga doorashooyinka Qaranka oo lagu sheegay in xilka guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi laga qaaday  Sayid Cali Shiikh Maxamed ayaa...

Munaasabad lagu daah-furayey Bankiga DARYEEL oo lagu qabtay London (Daawo Sawirro)

Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka...

Weerar Bambaano oo caawa lagu qaaday Guriga Gudoomiyaha degmada Dayniile

Waxaa caawa fiidkii qarax bambaano lagu tuuray guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay gudoomiyaha degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar). Sida aan Wararka ku...

Saraakiil Tababar loogu qaaday dalka Dibadiisa oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)

Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka sagootiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka dibadiisa tababar kusoo qaadanaya. Taliyaha Ciidanka...

Xildhibaan Weerar Afka ah ku qaaday Madaxda sare ee dalka Hogaamisa !!

Mararka qaarkood marka aad dhagaysato hadallada madaxda dalka, kuna miisaanto ficiladooda waxaa is leedahay ma kalimadihii ayaa fasiraado cusub yeeshay, waxaa isku kay qaban...

Sargaal katirsanaa Ciidanka dowlada oo Xukun dil ah lagu riday (Daawo Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday  Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) oo lagu helay in uu...

Bangiga Dhaxe ee Somalia oo ruux Ajnabi ah Madax looga dhigayo iyo Digniin laga...

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xukuumada Soomaaliya damacsan tahay in ruux ajnabi ah Madax uga dhigto Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya, waxaana qorshahan hada...

Dhul boob lala damacsan yahay Degmada Dayniile ee G/Banaadir (Xog xaqiiqo ah)

Maalmahaan waxaa Muqdisha ka socda qorshe burcadnimo ku dhafan tahay, ee loo maleegay bulshada Degan degaanka Degmada Dayniile. Bulshadaas badankeedu waxay ka kooban tahay qoysas...

Dad ku dhaawacmay Isbuurasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho

Waxaa maanta isbuurasho ka dhacday meel ku dhaw Hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay tirada ka bateen dadkii la doonayay in ay kasoo...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)

Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi Sayid Cali Sheekh Maxamed sidoo kale ka saaray xubanimadii guddigaasi. Xil...

LAST WEEK NEWS

Amnesty calls for U.S. to compensate civilian victims of airstrikes in...

Human rights group Amnesty International called on the United States to compensate civilian victims and families affected by military airstrikes in Somalia. Amnesty made the...