Friday, March 29, 2024

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ka fulisay Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho saaka ku fulisay Xidigle Cabdi Naasir Daa’uud Shiikh Hassan oo ka tirsanaa ciidamada DF, kaasoo...

Soomaaliya oo u codeysay qaraar ka dhan ah Muslimiinta Uyghur ee dalka Shiinaha

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga yeesho, oo lagaga...

Ciidanka DF oo ku dhowaad 20 dagaalyahan ku dilay Tuuladda Muryaale (Sawirro)

Ciidamada dowladda ayaa sheegay in 19 ka tirsan Al-Shabaab ay ku dileen Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa degmooyinka Basra iyo Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Howlgalkan...

RW Xamse oo warbixin ka dhegeystay Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedyada (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee heer Federaal iyo kuwa Dowlad...

War cusub oo ka soo kordhay ninkii caruurta ku laayey dalka Thailand

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan Nin hubeysan oo dugsi xanaano oo ku yaala waqooyiga Thailand ku laayey ugu yaraan 38 qof oo u...

Gabar Soomaaliyed oo geeriyootay markii ay ka soo dhacday dhisme 6 dabaq ah

Gabar Soomaaliyeed ayaa geeriyootay ka dib markii ay si lama filaan ah uga soo dhacday dhisme lix dabaq ka kooban Marxuumad Maha Ibraahim Cumar oo...

Al-shabaab oo joojisay dhismayaal ka socday Muqdisho & DF oo si kulul uga hadlay

Sida ay sheegayaan xogaha la helayo Kooxda Al-Shabaab ayaa amar ku joojisay dhismayaal ka socday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, iyadoo milkiilayaasha iska leh...

Cali Guudlaawe iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Baladweyne (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaraha e...

Mid ka mid ah dalalka Carabta oo fasaxay beerida Maandooriyaha xashiishka

Boqortooyada Morocco ayaa siisay beeraleyda fasax si ay u beertaan maandooriyaha xashiishka si markii ugu horreysay dalkaas looga dhoofiyo. 10 Shati ayaa la siiyey qaar...

Madaxweyne Putin oo saxiixay in afar ka mid ah gobolada Ukraine lagu daro Ruushka

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saxiixay sharci Ruushka uu ku goostay dalkiisana ugu darsaday afar gobol oo ka tirsan Ukraine, sida ku cad dokumenti...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs