Friday, March 29, 2024

War cusub oo ka soo kordhay bartii Instagram ee laga jabsaday Villa Somalia

Madaxtooyada Somalia ayaa dib gacanteeda ugu soo celisay bartii Instagram ee Villa Somalia oo maalmo ka hor jabsaday. Bartan ayaa lagu baahiyey Muuqaal ka dhan...

Qaraxyo waxyeelo u geystay buundada isku xirta Ruushka iyo gobolka Crimea (Sawirro)

Qaraxyo xooggan ayaa waxyeelo gaarsiiyay buundada-waddo tareen oo isku xirta Ruushka gobolka Crimea ee dalka Ukraine oo ruushku sheegtay inuu xoog ku qaatay. Madaxweynaha Ruushka...

Dowlada Somalia oo hawada ka saartay dhammaan Websetyadii Al-shabaab adeegsan jirtay

Wasiir ku-xigeenka warfaafinta DF C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in hawada laga saaray inta badan barihii internetka ee ay adeegsan jirtay Al-shabaab, kuwaasoo faafin...

Madaxweyne Xassan Shiikh & wafdi uu horkacayo oo gaaray Kambala (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si...

Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqay Magaalada New York iyo sababta ka dambeysa

Eric Adams  duqa magaalada New York ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo magaaladaas la geliyey si wax looga qabto xaalad qalalaase oo ka...

(Sawirro) Wakiilo ka socday QM oo gaaray degmo 13 sano gacanta ugu jirtay Al-Shabaab

Wafdi ka socday hey'adaha QM ee ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka iyo gargaarka ayaa maanta gaaray magaaladda Maxaas ee gobolka Hiiraan. Waxaa hogaaminayay Xildhibaan Maxamed Buraale...

Xasan Sheekh “Dagaalka dalka looga xoreynayo Al-Shabaab culimada ayaa..(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo iyo qaraxyo ka dhacay nawaxiga degaanka Basra

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya dagaalku bilowday qaraxyo oo saaka illaa barqanimadii maanta ka socday nawaaxiga degaanka Basra ee gobolka Sh/dhexe. Dagaalka ayaa...

Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar oo daahfuray qaliimo cusub oo dibeda loo aadi jiray...

Xarunta Isbitaalka taqasusiga iyo tacliimiga ee Dalmar ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey qaliimo cusub oo lagu soo kordhiyey isbitaalka, kuwaasoo la xiriira...

Madaxweyne Biden oo cafis u fidiyey Maxaabiis Jeelasha ku jirta oo loo heysto..

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Khamiistii ku dhawaaqay tallaabooyin fulineed oo looga dan leeyahay in wax ka bedel lagu sameeyo mowqifkii dawladda ee...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs