Sunday, July 12, 2020

Axmed Madoobe oo Guddoomiye u magacaabay gobol aan ku jirin gacanta Maamulkiisa (Akhriso)

gMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe u magacaabay Mudane Haajir Bile Sugaal. Talaabadan ayaa ku...

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Somalia oo goor dhow geeriyooday

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa galabta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xildhibaanka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Axmed Mayow Cabdulle (Col....

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Yariisow ayaa...

Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyay

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda ayaa cod aqlabiyad leh waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyada...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay

Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu...

Agaasimihii Wasaarada Gargaarka oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay

Digreeto kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa ayaa shaqada looga joojiyay agaasimihii guud ee Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka Ismaaciil...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu wadaa in xaruntooda ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in lagu ansixiyo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka ay...

Xaaf oo ka qeylo-dhaamiyey dhaqaale la’aan heysata Maamulkiisa, eedeynna u jeediyey DF

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka inay cunoqabatayn saartay kana xanibtay dhaqaalihii ay siin jirtay iyo kuwii...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay caruurtii uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa Villa Somalia kula kulmay qaar ka mida caruurtii uu ka geeriyooday weriye Cawil Daahir Salaad. “Waxaa maanta...

Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka degmada X/weyne oo goor dhow la dilay

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow dil u geystay guddoomiyihii Waaxda Horseed oo ka tirsan degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir kaasoo lagu magacaabi jiray...

LAST WEEK NEWS

FESOJ upholds the legal poistion and objection of Goobjoognews Editor’s defense...

The Fedaration of the Somali Journalists (FESOJ) upholds the legal decision by defending lawyers of journalist Abdiziz Ahmed Gurbiye, the editor of the Goobjoog...