Friday, April 19, 2024

Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacabkeeda u fasaxday Isticmaalka xashiishka

Jarmalka ayaa  ku dhawaaqay qorshe ay ku sharciyeynayso Maandooriyaha Xashiishka, Xili aan Wali  si dhab ah hoos loo eegin ama la meel Marin Xuquuqda ...

DF oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay 17 ka tirsan Al shabaab (Akhriso)

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in 17 ka Tirsan Al shabaab oo xalay lagu dilay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo saaxiibada...

(Sawirro) RW Xamse oo daahfuray qorshaha Mashruuc $150 milyan ay ku baxeyso

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha horumarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda ee tiirka...

(Akhrio) Cali Guudlaawe oo wasiir cusub u Magacaabay Wasaarada Caafimaadka Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Dr Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirahabeelle. Wasiirka cusub...

RW Somalia oo sagootin iyo maamuus u sameeyey danjire Hassan Bin Xamsa (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa casho sharaf sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Xasan Bin...

Ciidamada Itoobiya oo mar kale qarka u saaran iney qabsadaan Magaalada Makelle

Ciidamada Itoobiya oo taageero ka helaya kuwa Eritrea ayaa la soo sheegayaa iney kulaalayaan magaalada Makelle ee xarunta maamulka gobolka Tigray Milateriga Itoobiya ayaa qarka...

Mustafe Cagjar oo war ka soo saaray dilkii Xildhibaan Juweria Subcis & dhaawaca dad...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Juweria Subcis oo ka tirsanayd Golaha...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo la kulmay Dr. Peter Mathuki & wafdi la socday (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs