Sunday, December 15, 2019

Labo Wiil oo Walaalo ah oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeesan ayaa caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgooska Ex-control Afgooye iyo xaafada Xoosh waxa ay ku dileen labo wiil dhalinyaro...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee loogu Damaashaay Xaafada Daaru Salaam ee Muqdisho

Boqolaal ruux oo dadka reer Muqdisho ah ayaa shalay iyo maanta buux dhaafiyay xaafada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho, oo ah goobta ugu haboon ee...

Qof shacab ah oo goor dhow si bareer ah loogu dilay Magaalada Muqdisho

Dabley ku hubeysan bastoolado ayaa goor dhow toogasho ku dilay nin shacab ah, iyadoo falkan uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxaha dilka...

Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo la xiray xili lagu guda jiro Maalinta...

Ciidanka dowlada ayaa saaka xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, xili lagu guda jiro maalinta labaad ee ciidul adxaa. Wadooyinka xiran ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Ciiday Qaar Kamid Ah Bulshada Muqdisho (Daawo Sawirida)

Ra'iisul wasaaraha xumuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa la ciiday qaar kamid...

Daawo Sawirada: Farmaajo oo ka qeyb galay Janaasada Askari Howlgal lagu dilay

Madaxweynaha dowlada  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay Janaasada Askari katirsanaa ciidanka dowlada Soomaaliya oo lagu dilay howlgal ka...

Madaxweyne Farmaajo oo la Ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga...

RW Khayre oo boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa saaka dadweyne boqolaal gaaraya salaadii ciidul adxaa kula tukaday masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Tukashada...

Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka oo si weyn looga dabaaldegayo Ciidul adxaa

Shacabka magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa oo ku beegan maanta,...

RW Kheyre oo soo gebagebeeyey la xisaabtanka golihiisa Wasiirada (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gaba gabeeyey wajiga 2aad ee Barnaamijka uu kula xisaabtamayey xubnaha Golaha Wasiiradda ...

LAST WEEK NEWS