Monday, January 20, 2020

Xubno Xaldoon ah oo loo kala dirayo Xarumaha maamul goboleedyada (Akhriso Magacyada)

Xildhibaano katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay tagaan xarumaha maamul goboleedyada dalka si ay xal uga gaaraan khilaafka...

Maamul goboleedyada oo Shuruudo ku xiray wadahadal ay la galaan Dowlada Dhaxe (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen in ay wadahadal la furaan Dowlada Federaalka Soomaaliya sidoo kale...

Ciidamada NISA oo Muqdisho ku qabtay xubin katirsan Amniyaadka Al Shabaab

Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ayaa howl gal xalay ay ka fuliyeen Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen nin la sheegay in...

Dacwaddii badda ee u dhexeysay Somalia iyo Kenya oo marxalad cusub gashay

Soomaaliya ayaa shaacisay inay gudbisay Jawaabihii laga sugaayay ee ku aadan dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya taasoo hor taalla Maxkamada caalamiga ah...

Sababtii ka dambeysay Weerarkii lagu galay hoyga Madaxweynihii hore oo soo shaac baxday

Xog sirdoon oo khaldan ayaa la sheegay iney sabab u aheyd Ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay todobaadkan guriga madaxweynihii hore...

Keating oo ka hadlay dhacdadii ugu weyneyd ee uu la kulmay mudadii uu Somalia...

Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) danjire Keating ayaa bixiyey wareysigiisii ugu dambeeyey ka hor inta uusan xilka ku wareejinin Ergeyga cusub...

Raisul Wasaare Khayre oo komeer kedis ah ku tagay garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tegay garoonka dayuuradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Ujeedada kormeerka raisul wasaaraha ayaa la xiriiray sida...

Golaha Wasiirrada Somalia oo ka dooday labo qodob oo xasaasi ah (Daawo Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada...

Taliska ciidamada Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyey howlgal ka dhacay degaanka Mubaarak

Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in iyagoo taageero siinaya kuwa dowlada ay 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay degaanka Mubaarak ee...

Garsoorayaal lagu hor dhaariyey guddoomiyaha Maxkamada sare (Daawo Sawirro)

Munaasabad ka dhacday maanta Xarunta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu dhaariyay Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan is ku shaandhayn lagu sameeyay. Munaasabaddan...

LAST WEEK NEWS

Police faulted over Al-Shabaab attacks in Garissa

On Monday, three teachers at Kamuthe Primary School were killed in yet another attack, barely a week after four pupils were killed in Saretho...