Tuesday, April 23, 2024

Madaxweyne Erdogan oo khadka telefanka kula soo xiriray dhigisa dowlada Somalia

Madaxweynaha Turkiga Reccep Dayib Erdogan ayaa khadka telefanka kula soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, isagoo kaga tacsiyadeeyey dadkii dhimashada iyo dhaawacyadu ka...

Dayuurad siday Ciidamo milateri ah oo gaartay degmada Guriceel (Daawo Sawirro)

Dayuurad siday Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya, balse qaab Beeleed loo abaabulay ayaa ka ambabaxday magaalada Muqdisho iyagoo gaaray gobolada dhexe ee Soomaaliya. Ciidamadan ayaa...

Shaqaalaha QM & Safaarada Mareykanka oo dhiig ugu deeqay dhaawacyada Soobe (Sawirro)

Shaqaalaha Safaarada Mareykanka ee Muqdisho iyo kuwa Qaramada Midoobay qaarkood ayaa maanta dhiig u shubay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay nawaaxiga Soobe oo...

Maamulka G/Banaadir oo ku dhawaaqay kacdoon ka dhan ah ganacsatada

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada ee gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa sheegay inaan wixii hadda ka dambeeya loo dulqaadan doonin ganacsatada lacagaha siiya...

Col. Koofi: “Soomaaliya, waxaa heysta cadow aan arxan laheyn, diin laheyn, damiir laheyn”

Soomaaliya, waxaa heysta cadow aan arxan laheyn, diin laheyn, damiir laheyn, xishoodna aan laheyn. Dalku wuxuu ku jiraa xaalad dagaal, waxaana shacab iyo dowladba loo...

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan deg deg ah oo laga soo saaray Sagaal qodob...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo dhiig ugu deeqay dhaawacyada qaraxyadii Soobe

Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiig ugu deeqay dadka waxyeeladu ka soo gaartay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho Xasan Sheekh ayaa adkeeyay...

(Sawirro) Baroordiiq loo sameynayo dad 150 ka badan oo ku dhintay shil ka dhacay..

Kuuriyada Koonfureed ayaa u baroordiiqeysa in ka badan boqol iyo konton qof oo ku dhintay, isbuurashadii ka dhacday xalay magaalada Seoul, iyadoo tirada dhimashada...

(Sawirro) Madaale oo war cusub ka soo saaray dadkii lagu waayey qaraxyadii shalay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa markale tagay goobtii ay Al-shabaab Qaraxa kula beegsadeen Shacabka Muqdisho ee...

Shiikh Shariif oo si adag uga hadlay Musiibadii ka dhacday nawaaxiga Soobe kuna baaqay..

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay Al-Shabaab ka geysatay isgoyska Zoobe ee magaalada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs