Monday, July 6, 2020

Madaxweyne caan ah oo si xirfedeysan looga xaday boorso ay ka buuxday lacag

Waxaa Maxkamad la soo taagay saddex qof oo lagu eedeeyey inay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii...

Golaha Aqalka Sare ee Somalia oo war ka soo saaray kalfadhigiisii 4aad

Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa lagu sheegay inuu xirmay Kalfadhiga Afaraad ee Aqalka Sare. Warqaddan...

Wararkii ugu dambeeyey Suuqa Bakaaraha & Khasaaraha ka dhashay dabkii xalay qabsaday

Waxaa saaka degan xaalada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo xalay qeybo ka mid ah uu baabi'iyey dab khasaare maaliyadeed geystay oo socday muddo...

Ninka ugu taajirsan caalamka oo kala bar hantidiisa weynaya & Sababta ka dambeysa

Madaxa Shirkadda qalabka Elektarooniga ee Amazon iyo xaaskiisa MacKenzie ayaa is furaya ka dib markii ay qoys wada ahaayeen muddo 25 sano ah. Arintan ayaa...

Saraakiil lagu soo tababaray Turkiga oo dib ugu soo laabtay dalka (Daawo Sawirro)

Ku dhowaad boqol saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka Turkiga lagu soo tababaray ayaa Muqdisho dib ugu soo laabtay maanta. Saraakiishan oo la socday dayuurad gaar...

Maxaa ka soo kordhay Dabkii caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha?

Dab xooggan oo caawa fiidnimadii qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu guuleystay in la demiyo intiisa badan. Goob-joogayaal suuqa...

Wasaaradda Amniga oo xabsiga dhigtay sarkaal Boolis ah & sababta ka dambeysa

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay saarkal ka tirsanaa ciidamada Booliska, kadib markii uu fal adgudub ah kula kacay xaaskiisa hore. Qoraal kooban...

Wararkii ugu dambeeyey dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo sii xoogeysanaya (Daawo Sawirro)

Waxaa sii xoogeysanaya dab xoogan oo caawa fiidnimadii ka kacay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. dabka oo markii hore ka bilowday...

Dab goor dhow ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha

Wararka naga soo gaaraya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qeybo ka mid ah suuqaas uu dab ka kacay goor dhow abaare...

RW ku-xigeenka Somalia oo ka qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay dalka...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dalka Jordan kaga qayb galay shir madaxeedka wadamada Carabta oo looga hadlay...

LAST WEEK NEWS