Thursday, March 28, 2024

Haamo sun looga shakisan yahay oo ku soo caariyey xeebta Warshiikh (Sawirro)

Haamo afka xiran oo aan la ogeyn waxa ku jira ayaa ku soo caariyey meel aan ka fogeyn xeebta degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe. Labadan...

Al-shabaab oo soo bandhigtay hub iyo gaadiid ay ku qabsatay dagaalkii Qaayib (Sawirro)

Kooxda Al-shabaab ayaa goob aan la sheegin ku soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan oo ay sheegeen iney ku qabsadeen dagaalkii weynaa...

Jubbland oo xabsiga dhigtay odayaal dhaqameedyo caan ah & Xog ku aadan sababta

Muddo labo todobaad ka badan waxaa ku xiran Magaalada Kismaayo saddex oday dhaqameed oo ka mid ah dhaqanka ugu caansan Jubbaland ka dib markii...

Wasiirka Gaashaandhiga & Taliyaha ciidanka XDS oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga  Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

RW Ku-xigeenka DF & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweyey Magaalada Niamey (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Niger ee Niamey. Waxaa halkaas uu ku soo...

Ciidamo loo tababaray la dagaalanka Al-shabaab oo la soo bandhigay (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa halkaas tababar ugu soo xiray cutubyo ka...

Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee dalalka ku bahoobay ururka IORA...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, oo uu wehlinayo Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa...

15 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn & DF oo war ka soo...

WAR SAXAAFADEED Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn ciidanka gaarka ah ee Hay’adda...

Q/Midoobay oo Somalia ka fulineysa olole 16 Maalmood soconaya (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku...

Al-Shabaab oo saaka mar kale weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Qaayib

Dagaalo culus ayaa saaka mar kale waxay ka dhaceen degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, halkaasoo ay mudooyinkan gacanta ku hayeen ciidamada xoogga dalka iyo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs